»»————- ★ ————-««
✷   
   ˚ * .
      *   * ⋆   .
 ·    ⋆     ˚ ˚    ✦
   ⋆ ·   *
      ⋆ ✧    ·   ✧ ✵
   · ✵
꒱࿐♡ ˚.*ೃ ꒱࿐♡ ˚.*ೃ ꒱࿐♡ ˚.*ೃ
˚ ༘✶ ⋆。˚ ⁀➷ ˚ ༘✶ ⋆。˚ ⁀➷ ˚ ༘✶ ⋆。˚ ⁀➷
-ˋˏ ༻✿༺ ˎˊ--ˋˏ ༻✿༺ ˎˊ-
..... (¯`v´¯)♥
.......•.¸.•´
....¸.•´
... (
sakiin ma goyso 
Geed sal weyn 
Soomaalinimadana 
Wa sidaas ❤️
 𝐃𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗶𝗶~ 𝗛𝗼𝗿𝗲 1973 🛖 🐪 🌴
>
Qofba haybad gaariyo
Hadal wacnidiisuu
Ku hantaa qulubto
Heedh lagu qadariya
Nimca heesaheegiyo
Hadalkeega wacanbay
Ka heshaa naftaydiyee
Huno maad usheegtan
Hubqaadkii haweenkiyo
Hiboo lagu anqariyeey
Ubax hoota nooguu
Hooy wacan Kabaxayey
Ayaa kaaba hadhi kara
>Al abwaan Axmed Xirsi💕👑🙏
>
> --------------------------
Dhulka meesha dooga leh 
Ku dhantahay barwaaqadu
Sida loogu dhololee
Dhaayahu ugu diirsadaan
Nimcaa uga dhigan filkeed 
Nimcaa dhaqan iyo asluub
Dhigeed poqol dheer hablaha 
Nimcaa dhool da,ay sidii 
Nafluhu ugu dhiiradaan
Dheemanka iyada ka mudan
Wax dheer luulkiyo yuraan 
Nimcaa dhiiranaan qofkii 
Dharaar qudha erey yidhaa
Dhamaan noloshii tabaa
>Al abwaan Xigmaawi👑❤️🙏
Do everything with good heart ❤ and 
expect nothing in return, because expectation always hurt 💔 😞
>
>
>
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain | 
|---|---|---|---|
| June 26, 2024 | 1,881 | +6 | +0.4% | 
| May 24, 2024 | 1,875 | +4 | +0.3% | 
| April 21, 2024 | 1,871 | +5 | +0.3% | 
| March 14, 2024 | 1,866 | +3 | +0.2% | 
| February 21, 2024 | 1,863 | +3 | +0.2% | 
| February 04, 2024 | 1,860 | +6 | +0.4% | 
| January 18, 2024 | 1,854 | +4 | +0.3% | 
| January 01, 2024 | 1,850 | +7 | +0.4% | 
| December 17, 2023 | 1,843 | +43 | +2.4% | 
| June 21, 2022 | 1,800 | +100 | +5.9% |