Abwaan Jaaglydh on Clubhouse

Updated: Nov 18, 2023
Abwaan Jaaglydh Clubhouse
797 Followers
1.2k Following
@burcotodher Username

Bio

Waxaan Ahay Ruux Ku Taba
Habeen Qudha Kaa Tashanin
Kalgacal Tidha Iyo Xisaab
Laheeyn Ku Talaalan Yoo
Kun Jeer Xuma Kaa Tirsani

Wanaag Baan Kuu Tid-coo
Naftaan Tamadh Kaaga Dhigay
Jaceyl Igu Sii Tadhmaa
Tagoogaha Iga Xidhoo
La'aan Taa Taagsan Waa
Tilaabana Qaadi Waa

Xubigu Aan La Taahayoo
Wadnaha Iga Toobayoo
iLmadu Dhabeeygu Taal
Hadaaney Ku Taabaneeyn
Miyuu Nabsi Kuu Tudhaa

Digtoor Daawada La Timid
Hadeey Kaa Quustay Tidhi
Dartaa Baan Tabadh Gabee
Miyaadan I Toosin Kadhin?
Dib Buu Wax Ka Tadhi Abaale

Koleey Hada Kaama Tagin
Adaan Kugu Taamayaa
Hadaad Nacas Waa Is Tidhi
Mar Baad Garan Taan

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
October 22, 2022 797 -16 -2.0%
August 22, 2022 813 +1 +0.2%
July 16, 2022 812 -1 -0.2%
June 09, 2022 813 -12 -1.5%
May 02, 2022 825 +9 +1.2%
March 25, 2022 816 -7 -0.9%
January 26, 2022 823 -1 -0.2%
December 19, 2021 824 -1 -0.2%
November 11, 2021 825 +379 +85.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users