Sugulle Meygaag on Clubhouse

Updated: Mar 21, 2024
Sugulle Meygaag Clubhouse
1.1k Followers
1.2k Following
@btjxkhd1 Username

Bio

.. .﷽

والله معكم ولن يتركم أعمالكم. ..


ᴀϙᴏᴏɴᴛᴜ ᴡᴀᴀ ɢᴀʀᴀsʜᴏ ᴋᴀsᴛᴀ ᴏᴏ ʏᴇᴇʟᴀᴛᴀ ᴀɴғᴀᴄ ᴀᴍᴀ sᴀʙᴀʙ ʟᴀ ᴍᴀᴄɴᴇʏɴ ᴋᴀʀᴏ ᴏᴏ ᴀʜ
ᴄɪʟᴍɪ ʟᴀ ғᴀʜᴍᴀʏ
ᴄᴜʟᴜᴜᴍ ʟᴀ ʙᴀʀᴛᴀʏ
ғɪᴋɪʀ ʟᴀ ᴄᴀϙʟɪʏᴇʏ
ᴄᴀʟᴀᴀᴍᴀᴀᴅ ʟᴀ xɪᴋᴍᴀᴅᴀʏ
ʜᴇʏʙᴀᴅ ʟᴀ ᴄᴜsᴋᴀᴅᴀʏ
ᴄᴀʙsɪ ʟᴀ ᴅᴜɢsᴀᴅᴀʏ
ᴀʀᴀɢᴛɪ ʟᴀ ᴄᴀʙɪʀᴀʏ
ᴄᴀᴍᴀʟ ʟᴀ ᴅᴀᴀ'ɪᴍᴀʏ
ɴᴀғᴛᴀɴᴀ ᴡᴀxᴛᴀʀ ᴜʟᴇʜ ᴀᴍᴀ ᴡᴀxϙᴀʙᴀᴅ ᴜʟᴇʜ ɴᴏʟᴏsʜᴀ::::::!


𝑯𝒖𝒏𝒈𝒖𝒓𝒊 𝒄𝒂𝒍𝒂𝒇𝒃𝒂𝒂 𝒙𝒖𝒌𝒖𝒎𝒂
𝑯𝒂𝒏𝒕𝒊𝒏𝒂 𝒅𝒉𝒂𝒒𝒂𝒏𝒃𝒂𝒂 𝒔𝒉𝒖𝒔𝒉𝒖𝒃𝒂
𝑫𝒂𝒅𝒌𝒂𝒏𝒂 𝒉𝒊𝒅𝒊𝒉𝒊𝒊𝒔𝒂 𝒈𝒖𝒖𝒅
𝑾𝒊𝒙𝒊𝒊 𝒍𝒂 𝒉𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒅𝒉𝒆𝒙 𝒚𝒂𝒂𝒍


Kun xodxodo rag wada xiijiyoo kow la xulufayso
Iyo xiise aan sii ridnayn oo xasarad keena
Heblaay ka dheerow jacayl taa xammili waaye
Xidhiidhkiyo shukaansiga raggaa xarakadeeyoo leh
Iyo ma anigaa sida xilkaa xeerka dhaqankeenna
Heblaay ka dheerow jacayl taa xammili waaye
Xurmo yari xajiin aan dhibsado xeelad iyo baano
Ereyada xishoodkiyo ka madhan maan xasilintiisa
Heblaay ka dheerow jacayl taa xammili waaye


Lama qaato waxad maqashabe
hubi intaad muujin
Caqligaaga soo mari
waxad madal ka sheegayso
Haku milmin dhacdooyinka
badhbaa lagu dhex maydh maaye
Wixii aan muhiim ku ahayn
laguma meeraysto
Quraafaad midkii aaminay
murugo haysaaye
Ha ahaanin mintid laysla nacay
macangag weeyaane
Ha xoroobo maankaagu
waa lagama maarmaane
Micno yeelo maandhe
aday noloshani sugaysaaye
Wax muranka kugu dhaafiya
Maanta ku baraarug


𝑫𝒂𝒅𝒌𝒖 𝒎𝒖𝒖𝒒𝒂 𝒔𝒂𝒓𝒆 𝒊𝒚𝒐
𝒎𝒂𝒈𝒂𝒄𝒖𝒖 𝒌𝒂 𝒔𝒊𝒎𝒂𝒏 𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚
𝑴𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝒉𝒐𝒐𝒔𝒆 𝒊𝒚𝒐 𝑴𝒆𝒆𝒍
𝑫𝒉𝒆𝒆𝒓 𝒘𝒂𝒙 𝒌𝒂 𝒂𝒓𝒂𝒈𝒊𝒚𝒐
𝑴𝒂sͭ𝒌𝒂𝒙 𝒊𝒚𝒐 𝒘𝒂𝒙 𝒈𝒂𝒓𝒂𝒅 𝒃𝒂𝒂
𝑳𝒂𝒈𝒖 𝒌𝒂𝒍𝒂 𝒎𝒂𝒄𝒂𝒂𝒏 𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚...?


Haͧdⷮiⷦiͪ qⷦoⷯfͧ wͯaͫnͥaͥaͧgⷬ aͦaⷬdⷯ uⷬgͧaⷦsͭhⷭoⷯ
Isͣkͨaͪ jͫiͤrͯ iͨnⷦaͧaͫdͯ xⷪaⷦsⷴuͦuͯsⷮiͩsⷡoͥ
Haⷭdͫiͣiⷯ aͪdⷡiͥgͩaⷯ uͦuⷮ qͬoⷮfͦ wⷬaⷬnͧaͯaͩgⷨ kͥuͧuͬ gͩaⷡlⷮaͨnⷪaͥ
Isͩkͤaͣ jⷯiͩrⷦ iͣnⷯaͪaͨdͩ iⷨlͥoⷦwⷴdͮoⷮ...;

Hᴀᴅɪɪ ɢᴀʟᴀᴅ ɪʏᴏ ᴡᴀɴᴀᴀɢ
Qᴏғ ᴋᴜᴜ ɢᴀʟᴀʏ ᴀᴀᴅᴀɴ ɢᴀʀᴀɴ
Hᴀɴᴋᴀᴀɢᴜ ᴍᴀᴀ ɢᴀᴀᴅʜɪ ᴋᴀʀᴏ
Hᴀʟᴋᴀʏ ɢᴜᴜsʜᴀᴀᴅᴜ ᴛᴀᴀʟᴏ.⇣


𝔸𝕝𝕝𝕒𝕙𝕒𝕪𝕠𝕨 𝕣𝕦𝕦𝕩 𝕚𝕚𝕕𝕒𝕣𝕒𝕟 𝕞𝕒𝕩𝕒𝕒 𝕕𝕒𝕒𝕗𝕥𝕒 𝕙𝕠𝕣𝕖 𝕤𝕖𝕖𝕩𝕤𝕙𝕒𝕪
ℝ𝕦𝕦𝕩 𝕕𝕒𝕒𝕣𝕤𝕒𝕟𝕒𝕒𝕪𝕒𝕟𝕒 𝕞𝕒𝕩𝕒𝕒 𝕕𝕒𝕒𝕗𝕚𝕘𝕒 𝕦𝕜𝕒𝕣𝕚𝕪𝕖𝕪
𝕁𝕚𝕕𝕙𝕜𝕦 𝕢𝕠𝕗𝕦𝕦𝕤𝕒𝕟 𝕕𝕠𝕠𝕟𝕒𝕪𝕟 𝕞𝕒𝕩𝕒𝕒 𝕙𝕒𝕕𝕒𝕝𝕜𝕒 𝕕𝕖𝕖𝕢𝕤𝕚𝕚𝕪𝕖𝕪
𝕄𝕒 𝕕𝕒𝕘𝕕𝕒𝕘𝕖𝕖 𝕩𝕒𝕒𝕛𝕒𝕕𝕒 𝕞𝕒𝕩𝕒𝕒 𝕦𝕘𝕦 𝕕𝕦𝕝𝕢𝕒𝕒𝕕 𝕪𝕖𝕖𝕤𝕙𝕒𝕪 ᚔ⋙


𝐀𝐝𝐮𝐮𝐧𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐬𝐢𝐝𝐞
𝐈𝐧𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐮𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐚𝐚𝐪
𝐇𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐜𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐝𝐢𝐠𝐮
𝐍𝐢𝐧𝐛𝐮 𝐡𝐚𝐲𝐬𝐭𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐚𝐜
𝐍𝐢𝐧𝐛𝐚 𝐰𝐞𝐡𝐞𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧
𝐍𝐢𝐧𝐛𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐥𝐚𝐧𝐞 𝐨𝐠𝐨𝐰
𝐖𝐚𝐱𝐲𝐞𝐞𝐥𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐝𝐮𝐫𝐮𝐮𝐬
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚 𝐝𝐮𝐥𝐪𝐚𝐚𝐝..✮✫✬✭✯✰


Yoͬuͨ 'lⷭlⷥ aⷯlͬwͬaⷴyⷡsⷪ wͫiⷭnͣ wͫhͭeͤnⷥ yͣoⷮuⷮ mͪoͯvͯeͦ wͬiⷥtⷨhͥ lⷪoͩvͨeⷪ aͨnⷡdⷦ gⷭeⷥnⷭuⷡiⷴnⷥeͦ iͥnͬtⷮeⷬnͣtͥiͮoⷦnⷭsⷬ.aͩlͥwⷮaͣyͧsͣ

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 21, 2024 1,109 +5 +0.5%
February 10, 2024 1,104 +4 +0.4%
January 24, 2024 1,100 +4 +0.4%
January 07, 2024 1,096 +4 +0.4%
December 22, 2023 1,092 +10 +1.0%
December 07, 2023 1,082 +6 +0.6%
November 22, 2023 1,076 +4 +0.4%
November 10, 2023 1,072 +1 +0.1%
November 01, 2023 1,071 +2 +0.2%
October 23, 2023 1,069 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users