NINKA Dheer NAGTiSA on Clubhouse

Updated: Jul 5, 2023
NINKA Dheer NAGTiSA Clubhouse
304 Followers
405 Following
@boqrandarwiish Username

Bio

🩸…..🅱️𝗮𝗿🅱️𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮 🆂𝗼𝗼🅼𝗮𝗮🅻𝗶🅻𝗮𝗻🅳…🩸
💪𝙅𝙖𝙖𝙢𝙖𝙘𝙖𝙙𝙖 𝙘𝙡𝙪𝙗𝙝𝙤𝙪𝙨𝙚 💪
🩸...............🔥🅑🅑🅢➊➑🔥................🩸

Hada tahay lama huran ana lama helan ba ahay 💌

Ragii Diinta Hooyga U Noqdiyo Hanad Darwiish Baa Leh♥️💪🏾🐎

𝗞𝗛𝗮𝗧𝘂𝗠𝗼 𝗦𝗧𝗮𝗧𝗲🐅
🔳🟦🟦🟦💙🟦🟦🟦
🔳⬜⬜⬜🐎⬜⬜⬜
🔳🟦🟦🟦💙🟦🟦🟦
🔳
🔳
🔳
🔳
🔳
🔳🔳🔳🔳🔳🔳
🔳🔳 𝙎𝙎𝘾 🔳🔳
🔳🔳 𝘿𝙖𝙧𝙬𝙞𝙞𝙨𝙝🐎 🔳🔳
🔳🔳🔳◽️◽️◽️◽️◽️◽️◽️🔳🔳
🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳

•Boqorkii ragaad tahay
•Baxasan aan sugaayiyo
•kaan beegsanayay baatahay

•Bogaygaad kutaalaa
•waax yaha jirkaygana
•adiga kubaahoo
•beerkaygi baad tahay

•mcnow daraadaa
•dareen baa isaaqoo
•damiir kaygi taabtee
•dibin daabyo iga dhow

•dayax soo baxaayoo
•mugdigiyo madowgii
•meeshaba kasaaroo
•maqnaanayn nin baad tahay

•naftayduna hubaashii
•adigay kudooratay
•kaa daali maysee mcn
•adigaan ku daa imin
💕📞💌❤️❣️💗💙❤️💕💘

Sidee daba aduun yadu
❤️waa saacad qura oo
❤️marbay kuu samaataa
❤️marna way sir gaxantaa
❤️siduu saadir kuu qaray
❤️yay kolba suurad noqotaa
❤️ruuxku siray ma fiinee
❤️hasaluugin noloshoo
❤️ha sahwiyin jecelke
❤️samiroo dulqaado
❤️samaantiyo xumaantuba
❤️waa labo siraadoo
❤️ruux kastaaba sugayoo
❤️loo wada samays mee
❤️Naftu saad kayeeshay
❤️Hadba saad ka dhigatay
❤️Dadku kuu sawirayaan
❤️Adigaa jaceylkiyo jinigaba u yeertee
❤️Adigaa jajuubkiyo jilibkaba samaystee
❤️Adigaa jidkii iyo jihadii ka leexdee
❤️ruuxku siray ma fiinee
❤️hasaluugin noloshoo
❤️ha sahwiyin jecelke
❤️samiroo dulqaado

Member of

More Clubhouse users