بسمة علي on Clubhouse

Updated: Aug 21, 2023
بسمة علي Clubhouse
9 Followers
67 Following
@basma297 Username

Bio

Just ignore the bad vibe💫
Married💍
💏inta aan adiga ku haysto ,wxaan hysta ؛wax kasta oo ii sahlaaya inaan faraxsanaado🥺💍
🫂waxaan rabaa inan ku noqdo sida khadiija( رضي الله عنه)،ku garab istaago,ku dhiirigeliyo xiligaad dhiirigelinta ubaahanthy🥺ku rumaysto xiliga dunida oo dhan beenlow ku dhahayaan🫂kaa jecel nafteeda kula simayn cidna"kugu xusta ducadeeda"🤲🥺
@hadaan dhaho waan ka sheekaynaya ma awoodo😔waayo waxaan ka baqaa in aan naxariistada la ilmeeyo😰❤🤴
"اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك 🤲🥺
اللهم اجعلني من التوابين واجعلني من المتطهرين 🤲🥺 يا رب😰
>ma ogtahay abaayo Nabigu(صلي الله عليه وسلم)in uu uballan qaaday haweenayda samaysa afar shay ay janada ka geli doonto sideeda albaab ee janada ayna
Nabiga la geli doonto insha allh.
Afarta shay waa haday:
1. shanteeda salaadood tukato
2. bisha ramadaana
soonto
2.Farjigeeda ilaaliso,
3.saygeedana adeecdo waxa lagu
odhanayaa ka gal janada sideeda albaab kaad doonto🥺 يا الله 😭

اللهم إنَّك كريم عفو تحب العفو فاعفو عن أمي وأبي. اللهم اغفر لوالديَّ وارحمهمـا كما ربّياني صغيراً. اللهم اجعل أمي وأبي من الذاكرين لك، الشاكرين لك، الطائعين لك، المنيبين لك، اللهم أسعدهما بتقواك🤲🥺
"Hagaaji hungurigaaga, waxa aad noqonaysaa mid la aqbalo ducadiisa e."❤

"Mar kasta oo aad fasho dambi, ku dheh naftaada: mar keliya ayaan gefay ee noloshayda oo dhan ma guuldarraysan." Ha quusan ee weysayso oo tuko laba rakcadood, intaa kadib ku tasbiixso farihii aad ku dambaabtay, kuna akhri Quraanka isla indhihii aad ku fiirisay xaaraanta waayo; taaha kuwa towbad keenaya Alle agtiisa waxa uu la mid yahay faqa kuwa addeecaya, Eebbena naftiisa ayuu u bixiyay dambidhaaf badane sababta oo ah; waxa uu kaa doonayaa in aad u soo laabato xaggiisa🥺🤲allh naxariis badanaa😰❤



Jus listening ❤

Member of

More Clubhouse users