Laba laba laguma reebo: gar hagar laguma reebo, faqrina faqri laguma reebo.
Doqoni saddex bay la weyn tahay: wax cun, wax dil iyo wax dhac.
Afar afar kama dheregto: dhul cir kama dhergo, rag naago kama dhergaan, calooli cunto kama dheregto, caalim cilmi kama dhergo.
Ilaahow, shan waad uuntay ee maxaadan shan ugu sameyn? Geesi waad uuntay ee maxaadan bir uga dhigin? Fulay waad uuntay ee maxaadan baalal ugu yeelin? Deeqsi waad uuntay ee maxaadan maalqab uga dhigin? Bakhayl waad uuntay ee maxaadan summad ugu dhigin? Naag xun baad uuntay ee maxaadan koor ugu xidhin? Ku wad.
Invited by: Nabil Moh
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
October 08, 2023 | 196 | +118 | +151.3% |
October 22, 2022 | 78 | -2 | -2.5% |
August 22, 2022 | 80 | -1 | -1.3% |
July 16, 2022 | 81 | +1 | +1.3% |
June 09, 2022 | 80 | -9 | -10.2% |
May 02, 2022 | 89 | -1 | -1.2% |
March 25, 2022 | 90 | -2 | -2.2% |
January 26, 2022 | 92 | -1 | -1.1% |
October 04, 2021 | 93 | +10 | +12.1% |
August 19, 2021 | 83 | -7 | -7.8% |