✪ شهيدة الا سلام on Clubhouse

Updated: Apr 21, 2024
✪        شهيدة الا سلام Clubhouse
1.2k Followers
924 Following
@ayeyo_axado Username

Bio

Imaamka xaramka xaaskisa 🧕🥰❤



Wiilka Xaramka tujin dono Mustaqblka hoyadiiis 🥰🧕❤️

{ فلوۡلاۤ أنهۥ كان من ٱلۡمسبحین }
{ للبث فی بطۡنهۦۤ إلىٰ یوۡم یبۡعثون }
[سورة الصافات: ١٤٣–١٤٤]
“Haddii [nebi Yuunus] uusan ka mid ahaan lahayn dadkii horay u tasbiixsan jiray, caloosha nibiriga ayuu ku jiri lahaa ilaa qiyaamaha”


Nebi Yuunus [cs] wuxa uu ku fakaday IN uu markii uu barwaaqaysnaa Alleyaqaan ahaa.

Fircoon oo horay ‘Alle garo’ loogu kari waayayna markii biyuhu lagu maasheeyey ee uu Alle isu dhiibay waxaa lagu yiri: آلآن؟ saacaanaa?

Ilaahey isbar oo ka cabso waqtiga aaranka(barwaaqad), si uu kuu garabqabto waqtiga abaarta.
”تعرف إلى الله في الرخاء يعرفك في الشدة“

يسألك الناس عن الساعة ۖ قل إنما علمها عند الله ۚ وما يدريك لعل الساعة تكون قريبا

Waxa ay dadku ku waydiinayaaan saacadda ( qiyaamaha wakhtigeeda ) waxaad tiraahdaa ogaalkeedu waxa uu yaalaa Allaah agtiisa, maxaa ku ogaysiiyay inay saacadu tahay mid dhaw.

إن الله لعن الكافرين وأعد لهم سعيرا.

Allaah wuu lacanaday gaalada waxa uuna u diyaariyay naarta saciira ( olol-dheer )

خالدين فيها أبدا ۖ لا يجدون وليا ولا نصيرا.

Dhexdeeda ayay ku waarayaan waligood heli maayaana saaxiib iyo gargaare toona.

يوم تقلب وجوههم في النار يقولون يا ليتنا أطعنا الله وأطعنا الرسولا.

Maalinta wajiyadooda naarta lagu gad-gadin waxay dhahayaan hooganaayeey maxaan u raaci waynay ilaahay iyo rasuulka.

وقالوا ربنا إنا أطعنا سادتنا وكبراءنا فأضلونا السبيلا.

Waxay dheheen rabbiyoow waxaan yeelnay sayidanadii iyo odayashanadii kadib waddadii xaqqa ahayd ayay naga dhumiyeen.

ربنا آتهم ضعفين من العذاب والعنهم لعنا كبيرا

Rabbigayoow cadaabka u laba jibbaar oo lacnad lacnad wayn.

❤Umu khalid 👦 🥰❤
Mustaqblka wiilka xaramka tujindoono hoyadiisa 🧕❤❣️

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 21, 2024 1,269 +63 +5.3%
March 14, 2024 1,206 +35 +3.0%
February 21, 2024 1,171 +58 +5.3%
February 03, 2024 1,113 +3 +0.3%
January 17, 2024 1,110 +13 +1.2%
January 01, 2024 1,097 +6 +0.6%
December 16, 2023 1,091 +381 +53.7%
August 12, 2022 710 +2 +0.3%
July 06, 2022 708 -2 -0.3%
May 30, 2022 710 -18 -2.5%

Charts

Member of

More Clubhouse users