Ugaas on Clubhouse

Updated: Apr 26, 2024
Ugaas Clubhouse
1.5k Followers
1.3k Following
@awlas98 Username

Bio

MarriageπŸ’πŸ‘Έβ€οΈ

Marwa dumar midaan doortayee midigta idhiibtay
Mansab iyo maqaam sare midii magaca iyeeshay
Maalin iyo habenkeed midii maanka miraneyse
Muxibada dareenka leh midii minidya igu beertay
Ma imaanin dunidan midaan kuba maseeyaaye
Maan dhaya misbaax iyo ileeys arag muuneeya
Murti iyo hadii aan maanso ku cadeeyo
Mudan weeye aabeheed macalin weeyaane
Maamadii dhashaa iga mudan sharaf iyo maamuusae
Kaga maarmay maryooleey haween idil ahaantoode
Kama aha miskinoo magaca xadiista lagu macneyay
Mawluhu ha daaye maskaxdu meel kalaba diiday


Aayatiinkii noloshaay
Waxa tahay ileys dumar
Ifka inan sidaadaa
Ilahey ma suureeyn
Hooya uurka may galin
Ifka caga ma so dhigin


Nasab kaamilaa tahay.

Asluub badan ayaa tahay

Dun xariira baa tahay

Akhlaaq lagu unkaa tahay

Reeys iyo nimcaa tahay

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 26, 2024 1,516 -1 -0.1%
February 07, 2024 1,517 +2 +0.2%
January 20, 2024 1,515 +1 +0.1%
December 19, 2023 1,514 +1 +0.1%
October 21, 2023 1,513 +413 +37.6%

Charts

Member of

More Clubhouse users