-DHÈ Manka on Clubhouse

Updated: Mar 26, 2024
-DHÈ Manka Clubhouse
1.2k Followers
953 Following
Apr 14, 2021 Registered
@awaleaydiid Username

Bio

👑🩸🌍❤️🥀👩‍❤️‍👨♑️🅾️🔐

—-“ ❤️ Darenkay wehel u thy———
——❤️Dubaqday Luul u thy ———-
——❤️kuLkan Dawado xubiga ayan Darajada Hantee Allaa Man Dhaya igo sogay🥀🩸👑〰️〰️〰️🥀
👑👑👑👑👑👑🩸❤️🥀🥺👩‍❤️‍👩
Darmaan baa tahay deeqaay
Dookhayga tahay
Dahab iyo xariir baa tahay
Dhabeel dumar baa tahay
Dulqaad badan geenyoy
Dajiya qalbigaygaay
Dugsiiya naftaydaay
Dumar midaan ka doortaay
Daa'inkay haygu kaa simo
Ducaysan inan dadab galno
Dadku noo mashxaradan💓❤💓❤😍



                                                                      

————-{. JACAYLKA DHABTA AH ❤😍🤩

●Jaceylku waa ubax iyo reexaan udgoon, oo carfigiisa ay ku raaxeystaan dadka waraabiyaa, waxaa lagu waraabiyaa oo uu ku koraa ereyada macaan, lamaane kasta oo is-cugtay iyi kuwo calafka kulmiyay hadii aanay abuurin jaceylku wuxuu horseedaa is fahan, iskaashi iyo nolol-wadaag guul lagu gaadho

●Jaceylka waa dhaqan kalsooni ah, qof kasta oo kalsooni yar haystaana wuxuu haystaa jaceyl yar

●Jaceylku waa bilowga aqoonta sida uu dabkuba u yahay bilowga iftiinka

●Jaceylku waa ciyaar aan caadi ahayn, waa uu guuleystaa ama waa uu guuldareystaa.

●Jaceylkuwaa balanbaalis hadii aad xoog u qabato way burburaysaa.

●Dadku raasamaalkiisa iyo waxa uu jaceyl yahay way dar yeelaan, wax kasta oo la daryeelaana ma guuldareysto mana duugoobo
...👇⬇️

Dad badan waqti xaadirkaan la joogo waxay dareemayaan!!!

1-Midbaa cidloonaya oo qofkii uu dunida ugu jeclaa uu qalbiga ka dhaawacay💔😭

2-Midbaa wal wal iyo quus taagan oo ay xaaladu ku xuntahay🥲

3-Midbaa faraxsan oo ay isuga aadantahay howshiisa😘

4-Midbaa ka fakaraya wixii tagay oo shalaay meel la fadhiya😳

5-Midbaa qofkii uu jeclaa muddana uu ku haminayey Rabbi uu la kulansiiyey😊

6-Midbaa xanuun dareemaya ama uu qof uu ka xanuunsanayaa lana murgaya😰

7-Kuwa isjecel ayaaba isfahmi la’a oo uu mar waliba dhexdooda dagaal iyo murun oo dhex yaalaa.

Adiga Marxaladee ku jirtaa intaas oo marxaladood🤕
🏷👇〰️〰️〰️〰️〰️



☠️💀 🔙🔝©️®️〰️〰️〰️〰️

Invited by: Hkimi Hkimi

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 09, 2024 1,285 -4 -0.4%
January 29, 2024 1,289 -1 -0.1%
December 27, 2023 1,290 -10 -0.8%
October 14, 2022 1,300 -100 -7.2%
April 08, 2022 1,400 -100 -6.7%
March 08, 2022 1,500 -100 -6.3%
October 15, 2021 1,600 +100 +6.7%
September 30, 2021 1,500 +100 +7.2%
September 23, 2021 1,400 +160 +13.0%
August 25, 2021 1,240 +79 +6.9%

Charts

Member of

More Clubhouse users