N̾I̾M̾C̾A̾A̾N̾ F̾N̾ on Clubhouse

Updated: Apr 20, 2024
N̾I̾M̾C̾A̾A̾N̾ F̾N̾ Clubhouse
1.9k Followers
1k Following
@awaladjacayl Username

Bio

Dhibka jira waxa weeye haddaan halkan kusoo qoro ereyo kooban oo jaceyl la xiriira, dadkoo dhammi waxay moodayaan inay aniga igu saabsanyihiin ereyadaasi. Oo waxaad arkaysaa iyagoo ku leh Rabbi ha sahlo ummuuraha nimcanow. Ma oga miyaa dadku in aan qofka hal-abuurka ahi naftiisa oo keliya aanu ka hadlin? Ma oga miyaa in mala awaal uu noqon karo waxa curiyuhu curiyo?

Dhibka ugu weynse waxa weeye gabadha aan la haasaawo ruuxeedaa moodaysa in aanan weli bogsan. Oo haddaan in yar oo mala awaal ah aan halkan kusoo qoro, waxay moodaysaa in xasuuso hore i dhibayaan oo aan tixda yar nefis ka raadinaayo.

Suugaanta qaarkeed weliba tan jaceylka la xiriirtaahi waxay iga dhigtay tuke canbaar leh😠.


Waxaa xeerabaniya inan ruuxna admiga wada rali galin karayn👀🙏🙏


HAL MADOW HINGAAD IYO QURAAN [H] IYO [wow] REEBAN
HANADNIMO IYO HOOYAALA GABAY HEELO IYO MAANSO
NINKASTABA NAFTIISA HA HAFREE HOODA ANIGAA LEH




























Salool dhumac yar oo wada sisiman lama Saluugene saaway engegan sowdgarley mahayo sarkaygu
Kol haday gadoob siiban tahayoo naago waa sino,e
Ay goronyo seeteesan tahay mahayo saarkagu
Sankase waxaan kataago hablaaha wada saluugaba
Mar uun buu sakhaawuhu midaan doonaayo isiine
Dhexdoo siriq, ah labadeeda sabar tii laka soocay
Lag suubaanah saydhada gacmaha timo sawaakiina
Sanqaroor ladaawadoo ilkaha suufka laga yeelay Sidrigaygu taasuu rabaa sidi alle

Mar baan ku hungoobay naag hiliblee
Abtiyo hay ruxin horraaddada eey😁

🙏

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 20, 2024 1,936 +5 +0.3%
March 14, 2024 1,931 -6 -0.4%
February 21, 2024 1,937 -1 -0.1%
February 03, 2024 1,938 +1 +0.1%

Member of

More Clubhouse users