M̶I̶X̶D̶A̶A̶R̶ Xidig on Clubhouse

Updated: Apr 18, 2024
M̶I̶X̶D̶A̶A̶R̶ Xidig Clubhouse
2.8k Followers
1.8k Following
@amiirclub612 Username

Bio

🥃🚬🅶🅶🚬⚠️
🥃Ⓜ️🆑⚠️

⬜⬜🎛
⬜⬜⬜
⬜🍎⬜
⬜⬜⬜
⬜⬜⬜


🇬🇶

Nolosha waa buug aad Alle hortiisa ku akhrin doonto maalinta qiyaamaha, ee ka digtoonow in aad noqoto qoraa xun. Maanta sii qoro shay aanad barri dhibsan akhrintiisa.

"Dhaqaaqii waan gaboo
Naftana dhimashaan faree
Hadaan dhinto hay ilmayn"💔


Talo :
Unoolow sida aniga oo kale waayo marna waa hurdaa marna waa seexdaa lkn inta badan majiifto


Nin da'diisu lixdan gaadhayoon, guursan waligiisna
Guunyana aan waayine Illaah, gacantana u buuxshay
Caafimaadna geestii kastaba, Guulle ugu deeqay
Gabdhahana u haasaawe tagin, gaabsi iyo guurba
Garaadkiisa kama uu heline, goondhabaa jira'e
Tol-Allow wuxuu gocan ninkaas yaa i garansiiya?



Gardh-madoobe buuxsamay abwaan, garasho loo uumay
Aqoonyahan gun iyo baar cilmiga, goostay midhihiisa
Oo loo gardaadiyey sharciga, geedi-gelintiisa
Xilkii uu ka gaban-gaabsadee, gudan lahaa tiisa
Guri joog gambooley la yidhi, geeya waa amare
Oo guud caddaagii xukumi, garina deeqaynin
Ninkii guursan waayiyo war sow, gogol-dhigii maaha



"قبري ليس بها سياج ، ولا جدار ، ولا لافتة ، ولا مدارس ، ولا شواهد قبور ، ولا قبور ، ولا قبور ، ولا أزقة طويلة ، وحرائق كبيرة يتبعها أطفال ، مغطاة في نعشي. ، لا تضعوني في المدينة ، لا تدعوني أشارك! لا تدعوني يحتفل بهم!

......................................................

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 18, 2024 2,831 +5 +0.2%
March 13, 2024 2,826 +7 +0.3%
February 20, 2024 2,819 +11 +0.4%
February 02, 2024 2,808 +16 +0.6%
January 16, 2024 2,792 +1,008 +56.6%
August 26, 2021 1,784 -3 -0.2%
June 27, 2021 1,787 +6 +0.4%
June 17, 2021 1,781 +10 +0.6%
June 10, 2021 1,771 +3 +0.2%
June 04, 2021 1,768 +14 +0.8%

Charts

Member of

More Clubhouse users