Ali Military. on Clubhouse

Updated: Jun 26, 2024
Ali Military. Clubhouse
2.9k Followers
3.1k Following
@alidanab Username

Bio

๐Ÿ†ƒ๐Ÿ…ด๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ผ ๐Ÿ†€๐Ÿ†„๐Ÿ†๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…พ๐Ÿ…น๐Ÿ…พ๐Ÿ…พ๐Ÿ…ถ๐Ÿ†ƒ๐Ÿ…ฐ
๐Ÿ…ถ๐Ÿ…ธ๐Ÿ†…๐Ÿ…ด ๐Ÿ†๐Ÿ…ด๐Ÿ†‚๐Ÿ…ฟ๐Ÿ…ด๐Ÿ…ฒ๐Ÿ†ƒ
๐Ÿ…ถ๐Ÿ…ด๐Ÿ†ƒ ๐Ÿ†๐Ÿ…ด๐Ÿ†‚๐Ÿ…ฟ๐Ÿ…ด๐Ÿ…ฒ๐Ÿ†ƒ
๐Ÿ…ต๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ผ๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ป๐Ÿ†ˆ & ๐Ÿ…ต๐Ÿ†๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ด๐Ÿ…ฝ๐Ÿ…ณ๐Ÿ†‚
๐Ÿ…พ๐Ÿ…ฝ๐Ÿ…ด ๐Ÿ…ฝ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ†ƒ๐Ÿ…ธ๐Ÿ…พ๐Ÿ…ฝ โ˜… โ˜… โ˜… โ˜… โ˜…


๐Ÿ†ƒ๐Ÿ…ด๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ผ ๐Ÿ†€๐Ÿ†„๐Ÿ†๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…พ๐Ÿ…น๐Ÿ…พ๐Ÿ…พ๐Ÿ…ถ๐Ÿ†ƒ๐Ÿ…ฐ

โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฑโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฎโ€‹ โ€‹๐Ÿ‡ฒโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฎโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฑโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฎโ€‹โ€‹๐Ÿ‡นโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ทโ€‹โ€‹๐Ÿ‡พโ€‹
๐Ÿ‡ธโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ญโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ทโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ซโ€‹ โ€‹๐Ÿ‡ณโ€‹โ€‹๐Ÿ‡บโ€‹โ€‹๐Ÿ‡บโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ทโ€‹
โ€‹๐Ÿ‡จโ€‹/โ€‹๐Ÿ‡ทโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฎโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ธโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ถโ€‹
๐Ÿ‡ฒโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ธโ€‹โ€‹๐Ÿ‡บโ€‹โ€‹๐Ÿ‡บโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฑโ€‹
โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฑโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฎโ€‹ โ€‹๐Ÿ‡ธโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ญโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฎโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ทโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ชโ€‹
โ€‹๐Ÿ‡ฒโ€‹โ€‹๐Ÿ‡บโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฝโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฎโ€‹โ€‹๐Ÿ‡งโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ดโ€‹ โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹๐Ÿ‡งโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฉโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฎ
๐Ÿ‡ฒโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฎโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ธโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฐโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฎโ€‹
โ€‹๐Ÿ‡จโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹๐Ÿ‡นโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฎโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฐโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹ โ€‹๐Ÿ‡ถโ€‹โ€‹๐Ÿ‡บโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ทโ€‹โ€‹๐Ÿ‡บโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฝโ€‹
๐Ÿ‡นโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ญโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ชโ€‹ โ€‹๐Ÿ‡ทโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ชโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฑโ€‹ โ€‹๐Ÿ‡ถโ€‹โ€‹๐Ÿ‡บโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ชโ€‹โ€‹๐Ÿ‡ณโ€‹







nolol ma jirto salaad la,aan
Somalia hanoolato ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Give respect
Get respect
Military commander Danab

๐Ÿ„ฝ๐Ÿ„พ ๐Ÿ…‚๐Ÿ„ท๐Ÿ…„๐Ÿ„บ๐Ÿ„ฐ๐Ÿ„ฐ๐Ÿ…‚๐Ÿ„ธ

Clubhouse-ka Waa qayb kamida
Team-ka qurba joogtu
Waana quruxda ay daawadan
Qolo kastoo joogta

Anna qayb kamida inan ahaan
Aad u qirayaaye
Sanad guuradii loo qabtaan
Qowl ka dhahayaaye

Bulshaday qumaati uhagaan
Ooy qadariyaane
Qabweynida ma yeelaan iyo
Intii qudhun walaaqaysa
From abwaan .AJ

Barmamushyada ay qabtaan
Wan qadariyaaye
Misna qosolku waa dheeryihiyo
Inad qaraaxayso

Qofna looma diidooo
Mar buu mic-ga qaataaye
Waa team qabiil iyo lahayn
Xumaha qaarkiiye

Qof waliba wuxuu qowl yidha
Wey qadariyaane
Dulmigana ma qaataan
Iyo wixii qoonsi keenaaya

Dadka qaarad kala jooga ee
Meesha ku qaxweeya
Qalbigoodu Waa dheeman oo
Wey qiimo badan yiine

Alle inama kala qaado oo
Farxad kuwada qaata
Sanad guuro kale oo la qaban
Qaybo ka ahaada
From abwaan :Aj

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
June 26, 2024 2,969 +109 +3.9%
May 23, 2024 2,860 +76 +2.8%
April 20, 2024 2,784 +70 +2.6%
March 14, 2024 2,714 +69 +2.7%
February 21, 2024 2,645 +92 +3.7%
February 03, 2024 2,553 +82 +3.4%
January 17, 2024 2,471 +107 +4.6%
January 01, 2024 2,364 +59 +2.6%
December 16, 2023 2,305 +49 +2.2%
December 01, 2023 2,256 +40 +1.9%

Charts

Member of

More Clubhouse users