اللهم يَا مُقَلِّبَ الْقُلُوبِ ثَبِّتْ قَلْبِى عَلَى دِينِكَ.
💌ﷺﷺﷺﷺﷺ💗
وَمِنَ ٱلنَّاسِ مَن يُعْجِبُكَ قَوْلُهُۥ فِى ٱلْحَيَوٰةِ ٱلدُّنْيَا وَيُشْهِدُ ٱللَّهَ عَلَىٰ مَا فِى قَلْبِهِۦ وَهُوَ أَلَدُّ ٱلْخِصَامِ
يابن آدم افعل ما شئت كما تدين تدان
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
🩸🩸
Waad xadi kartaa qof fikradiisa iyo qoraaladiisa balse marnaba ma xadi kartid maskaxdiisa
Fikradaha aad dooratid in aad ku fikirtid, dhaqamada aad dooratid in aad ku dhaqantid iyo hadalada aad dooratid in aad ku hadashid dhamaantood waxay ka tarjumayaan shakhsiga aad tahay
Wali caqliga iyo cilmigaba waa ka aradanahay inta aan difaacid shaqsi aan u aragno in aan diinta difaacaneeno
Wadaad wareersan oo dhan clubhouse uggu imaaw
* Hablo weerar geli kara👩✈️
* Hablo geesi dili kara👊
* Hablo talada goyn kara👩⚖️
* Gobonimo hanan kara🤗
* Garta madal ka naqi kara 👩⚖️
* Quruxdana ka wada goba👸
* Geestena mooye 💙❤💚
* Geyi kale ma joogan ❌❌
💯💙❤💚