Mohamed Cajeb on Clubhouse

Updated: Mar 19, 2024
Mohamed Cajeb Clubhouse
1.1k Followers
1.3k Following
Mar 9, 2021 Registered
@ahmedfays Username

Bio

Snap. Qran Boy) heegan. 💪💪💪💥


Axmadow dareen baa ka yimid doolo iyo hawde

Isagoo dirayskii sitaa oo duni iyo shaal iidleh

Oo dunayadii yarayd daran u hoos jiifa

Diracii Ismaaciil markii talada loo dooxay

Oo waliba dood liidata iyo digasho loo raacshay

Laaye deyro dhaafkii tolkii waa dagaalamaye

Dusha qararo damashii haye iyo ilaha daahyaale

Reerkii dalkaas lagu ogaa duulaan soo kiciye

Ma daahine diyaarsade hubkii duhur dharaareede

Derbaha gawlalaale iyo yamays duuda yucuboole

Dusha baalidhaye sebenka waa la isku duudsiyaye

Daraawiish ordaysaa gashay iyo duubcadii beriye

Difaac iyo markii weerarkii lagu dayeysiiyey

Keymaha diqowga leh markii ay digadu yeedhaysay

Ma dirgane sidoodii baqay daba jeedsheene

Dal jiirkooda ruuxii ogaa daawashow dhimaye

Nin Dhulbahante daandaansadaa waa ducfiyayeeye

Duli baa ku dhaca reerka ay dacarta saaraane

Ina kaahin wuxuu daalibay oo doonayn buu helaye

Reer Yusuf meel lagu dusiyo daaqad baa maqane

Dildilaha ku yaal yuusuf iyo daahir iyo yeesif

Dadku waxuu ka sheekaynayaa waayo dabadoode

Abwan maaweel dagaalkii haye

Invited by: Heegale Ahmed

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 19, 2024 1,178 +3 +0.3%
March 02, 2024 1,175 -1 -0.1%
January 06, 2024 1,176 +1 +0.1%
December 21, 2023 1,175 +3 +0.3%
November 21, 2023 1,172 +2 +0.2%
November 10, 2023 1,170 +1 +0.1%
October 31, 2023 1,169 -1 -0.1%
September 20, 2023 1,170 +3 +0.3%
September 13, 2023 1,167 +4 +0.4%
September 06, 2023 1,163 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users