Edabsan sida Aabaheed on Clubhouse

Updated: Mar 26, 2024
Edabsan sida Aabaheed Clubhouse
1.5k Followers
1.6k Following
@abu_hadra4 Username

Bio

Macawisleyy gangz 🩸❤️🔥


shux shux aan dhamaneynin Io sheeko ma wadaan 🥺😂


30/1/2023 🥰


Birmada Hassan sheikh ❤️🤴🦁🥰


Daud gang💪🔥


NAFTA MEEL WACAN RABTAAY CIR KA AYUU MAGACAGA TAGI I.A🥺



لاتحزن إن الله معنا 👉💯


Baro sugitaanka wax walbo waqti ayey leeyihiin...⏲️💯


Subaxa dhalatay baa subxaha kale ka Tilmaa manoo 🎂🎉🎈💥🎁


Sumcada waad dhowrata rabba kugu sugay akhlaaq io aqoon 💯📚💡✍️

Xishood ku siiyay hibo❤👑✅

Waxaad tahay ina suldan saboolnimo aan ku korin 💎💧🧕💉❤

Sinjiga reer Abdile baad sal io faracaba gashaa ✅💞🇬🇲🔥


Boqoradii ila dhalatay Edabsan 💋💃👯‍♂️


Maxa soo doontay 🙄😎


14 October 😭😭black day 😭😭😭


EX SOMALIA 🦁💯❤



Team bisadaha 3😘

إنك ميت وانهم ميتون 😥

❤🌹إ نا نحن نزلنا عليك القرءان تنزيلا❤🌹

Nolasheyda matanteyda caashaqa Edabsanteyda

I love you Edabsan taliso 👮‍♀️❤💋


October 5 ❤💪

Tariikhda markii lagalo
Gantal farxadan ridna 👌😘

Hirshabelle 🌹💖

Bilic san aadan yabaal io bacadkii ceel baraf igeey 🙏


15 August 🇬🇲OG 👑❤


Qof hal waano igu kabay
Waqtigii aan soo maray
Wax siin kaliya ma ahanee
Qof xitaa wanag io walalnimo
Isiiyoo waligey ku jari maayo
Ayaa mihii i wiiqoo iweydarshay kheyrkey
Qofkii iga walwalay
Baan walashiis ahay
Kan warkeyga dheehdoo
Wehel ii noqday
Ban walashiis ahay 👬👭

Nolasheyda book📓qoray✍️ idaaya 😭


Walaltinimo 💪🙏


Madaxweyna m.s.quen aisha 👸🧕


Warka isii 🗣 hoy uray 😂


Galinsoor hobyaa gurigeedu yahay 🏘🧕👑👈

Guricel janaad godinlabaay ka tihid 💉❤😍

Halkii lugu gam aay gocasha jirin 👌

Cadaade guud haldaa ugaar tahayoo la sheeg 😘

Goosha cabudwaaq halku gacalku dago 😋

14 August 💉❤

Madaxa na furan 😘😄


Dumarnimo💪marwanimo🤩hooyanimo❤

Qofkii ay hoyadii noshahay
Waa hanti iyo maal❤

Ex somalia maryoolay

Hadii aan ku dhaha somalia nimada waan ka baxay ceeb ma ahan ee ha igu mashquulin🤞

Shaqo aan shaqadada aheyn shaqo lagama dhigto 😂

Hooya ii duceysay♥️

Runta wa dawo balse dadka ey kala geysaa 👌

Waxaan ka badbaday sakay
Iskuday leygu siin rabay
Canjeero shaax la aan ah alxamdulillaah rabiyaa mahad leh😢😭

ومآ خلقت الجن والإنس الاليعبدون

أفحسبتم أنما خلقنكم عبثا وأنكم إلينا لا تر جعون

أيطمع كل امري منهم أن يد خل جنة نعيم 😭







Gabar XL💪❤🇸🇧


Nin Mr ah naagtiisa💍💎❤


I am Ethiopia 🇪🇹🔥

Bartii la igu wanqalay Hiiran 🇸🇧🔥💖


Hadal kaga badan wuxu lumiya qiimahaga 💯👈


Hablahaan nin helaa haraad baxo 👸💉❤💎🇬🇲


Raali kama ihi in codkeyga la duubo😡

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 09, 2024 1,570 +2 +0.2%
January 29, 2024 1,568 -2 -0.2%
December 27, 2023 1,570 +928 +144.6%

Member of

More Clubhouse users