Abdoo Nour on Clubhouse

Updated: Dec 30, 2023
Abdoo Nour Clubhouse
18 Followers
3 Following
@abdio.nour Username

Bio

Waxaan ahay Muslim xag-jir ah :-
Xag-jir ku ah islaanimada
Xag-jir ku ah daacadnimada
Xag jir ku ah imaankiisa 🥰🙏🏽

Waxana aaminsanahay in umadda islaamka ah uu xal u yahay nidaam islaami ah oo dowli ah kaas oo dowlada iyo diintu, diintu miisaanka wayn leedahay, kitaabka quraanka ahna uu yahay masdarka diintaas iyo sunnaha nabiga.
Islaamku waa nabad, islaamku waa xalka maanta iyo berri
🥰🙏🏽Asalaamu calaykum 🥰🙏🏽

Member of

More Clubhouse users