Salma Qurux on Clubhouse

Updated: Mar 20, 2024
Salma Qurux Clubhouse
1k Followers
1k Following
@aamina_ilwaad20 Username

Bio

My mom is my world🦋❤️🥰🌎



Wxa jira Dad ku maqli karo Adigo ku hadlayo ku manaan eray Hadane Aan ku fahmeyn . Wxaa jiro Dad ku fahmayo adigo xitaa Aan Hal Eray ku hadal
Hadi Aad ka Cabsan jirtay kali nimada (Cidlada) .Hada ka Cabso iney saaxib kuu noqdan Dadka xun

Qof kasto khalad Ayu sameyaa Nolosha ,lkin taaas micnahedu maha iney Naftooda uciqaaban mar marka qaaar Dad wanagsan Ayaa sameyso doorasho xun taaa micnehedu maha in ey xun yihin ……micnehedu waa in ey yihin bini,Adan
…………………………………………
Wxaa jiro shan kalmadod muhiiim U Ah Nolosha Caqiiido Jeceyl Aaminaad. Daacadnimo Xushmad Hadii Ay noloshada ka maqan yihin ku dhaqanka kalmadahan wx badan Baaa ka dhiman
……………………………………………………………

U isticmaal codkaaga naxaris Dhagahaga wx khery leh iney maqlan gacmahaga sadaqo ,Maskaxdada Runta. ,qalbigaaga jeceyl, jirkaaga oo dhan cibaado iyo Alle ka cabsi ………………

Xabsiga ugu wyn ay dadku ku noladan waa cabsida iyo ka welwalida wxa Dadka kale kaa Aminsan yihin


Dadka qaar wxey Garanayan magacaaga kaliya ma oga qisadaada wxey arki karan dholacadeyntada kaliya ,ma oga xanunkaga waxey la yabaan Amuskaaga ,ma oga wxa maskaxdaada ka guuxaayo wxey Aqrin karan qoraal Aad mel kuso qortay balse ma oga micnaha daba yaaal







………………………………………………………….
Ddl girl 👧 dhalasho ciil uma qabo 💚🤍💙









Anoo ku macaan sidii Malab🍯 mr qudha Adiga I muudsaday Adda miray Ruuxda meracay ma Gabsadayo midh kaga tagin 💔 💔
Hdan maya iri mid kale shalay madaxa ku suray👑 Maan iyo u Bax inan kaa marmo ma ogtahay maawelo iyo xiiso malmo ah miyaney ehen midii hore miyaan marayaa jidkan maray marbad i Dagtaye mar kle may 💔💔💔💔💔😢🥺🥵

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 20, 2024 1,045 -1 -0.1%
March 03, 2024 1,046 +1 +0.1%
February 10, 2024 1,045 +3 +0.3%
January 07, 2024 1,042 +1 +0.1%
December 22, 2023 1,041 +1 +0.1%
December 07, 2023 1,040 +2 +0.2%
November 22, 2023 1,038 +2 +0.2%
November 10, 2023 1,036 -1 -0.1%
November 01, 2023 1,037 -63 -5.8%
July 19, 2022 1,100 -100 -8.4%

Charts

More Clubhouse users