Saylac Samaantaliye on Clubhouse

Updated: Apr 16, 2024
Saylac Samaantaliye Clubhouse
1.6k Followers
1.7k Following
@12u-54 Username

Bio

tallaa loo kuur galaa
kalsoonida ruux mutaa
Kalgacal lagu qaabilaa
qofkii kaa keensadaa
cishqiga lala kaashadaa

karaha waa laga durkaa
kashii adi kuu bugtaa
kalkaaliso loo noqdaa
indhaha kaligaa arkaa
kuwaagana loo huraa

abaal kayd buu galaa
kartina waa lagu gudaa
kafanka ruux kuu jaraa
kabtiisa la sii tolaa
Wanaagaa loo kasaa

kibirka waa lagu jabaa
Kaskoo xurmo lagu gartaa
Karaamada lagu helaa
Afkood xakamayn kartaa
Kadarta lagu dhaafayaa

nacayb waa lagu kufaa
xasuus baa lagu kacaa
jacayl samir lagu kabaa
naftana lagu kaar dhayaa

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 16, 2024 1,625 +8 +0.5%
March 12, 2024 1,617 +6 +0.4%
February 19, 2024 1,611 +8 +0.5%
February 01, 2024 1,603 +9 +0.6%
January 15, 2024 1,594 +6 +0.4%
December 30, 2023 1,588 +4 +0.3%
December 15, 2023 1,584 +5 +0.4%
November 30, 2023 1,579 +6 +0.4%
November 16, 2023 1,573 +2 +0.2%
October 27, 2023 1,571 -1 -0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users