XISBIGA MIDEEYE PUNTLAND on Clubhouse

XISBIGA MIDEEYE PUNTLAND Clubhouse
59 Members
Updated: Mar 12, 2024

Description

URURKA MIDEEYE
Waa urur siyaasadeed u taagan illaalinta iyo ku dhaqanka mabaadii’da iyo qiyamka umadda Soomaaliyeed kuna shaqeynaya nidaamka wadatashiga, wuxuuna ka qeybqaadanayaa geedisocodka hirgelinta nidaamka xisbiyadda badan ee Puntland. Ka Mid Noqo Mideeye
Ka Mid Noqo Mideeye
URURKA MIDEEYE: Waxaa waxkuleh qofkasta oo Soomaali ah oo xubin ka noqda Ururka buuxiyana shuruudaha , lahaanshaha ururka qof iyo koox gaara midna ma sheegan karo. Arimaha Diinta iyo dhaqanka
Ururka Mideeye wuxuu horumarinayaa barashadda iyo ku dhaqanka diinta islaamka iyo dhaqanka suuban ee ummada Soomaaliyeed.
Midnimadda Dadka Iyo Dalka
Ururka Mideeye wuxuu u hawlgalayaa adkaynta midnimadda dalka iyo Dadka Puntland iyo guud ahaan Soomaliya. Awoodsiinta Dhalinyarada iyo Haweenka
Ururka Mideeye wuxuu xooga saarayaa qorshe lagu hormarinayo wacyiga iyo aqoonta dhalinyaradda, abuuridda fursado kor loogu qaadayo dhaqaalaha iyo waxbarashadda haweenka iyo dhalinyaradda

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 12, 2024 59 0 0.0%
January 22, 2024 59 0 0.0%
December 08, 2023 59 +1 +1.8%
October 31, 2023 58 0 0.0%
October 01, 2023 58 +3 +5.5%
September 01, 2023 55 +11 +25.0%
August 04, 2023 44 0 0.0%
July 03, 2023 44 +2 +4.8%
April 07, 2023 42 +1 +2.5%

Charts

Some Club Members

More Clubs