Madashan waxaynu u furnay inaynu afkaarta iyo fikirada aynu qabno isku weydaarsano, xaaladaha dhulkeena iyo horumarinta bulshadeena ula socono kagana shaqayno midnimada umadeena. Waxaan kaa codsanaynaa markaad ku soo biirto inaad saaxiibada halkan keento. Dareen xoriyad iyo cabsi la,aan cabir fikirkaada iyo araahdaada.
1. Cadaalad iyo Sinaan
Dadka qolka maamulo waxaa waajib ka saaranyahay inay macaamiisha madasha si cadaalad ah oo siman ugu adeegaan.
2. Ixtiraam iyo Xushmad
Dhamaan maamulayaasha iyo macaamiisha waxaa muhiim ah in la wada ixtiraamo si loo ilaaliyo habsami u socodka qolka.
3. Tixgalinta dadka baahiyaha gaarka ah qabo
Waxaa dadka madasha maamulo marwalbo xil ka saaranyahay inay si gaar ah tixgalin heerkeeda sareyso ugu adeegaan macaamiisha baahiyaha gaarka ah qabo.
Day | Members | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
March 11, 2022 | 2,600 | +265 | +11.4% |
November 23, 2021 | 2,335 | +47 | +2.1% |
November 21, 2021 | 2,288 | +1 | +0.1% |
November 20, 2021 | 2,287 | +6 | +0.3% |
November 19, 2021 | 2,281 | +12 | +0.6% |
November 13, 2021 | 2,269 | +6 | +0.3% |
November 12, 2021 | 2,263 | +1 | +0.1% |
November 11, 2021 | 2,262 | +2 | +0.1% |
November 06, 2021 | 2,260 | +1 | +0.1% |
November 05, 2021 | 2,259 | +48 | +2.2% |
November 04, 2021 | 2,211 | +74 | +3.5% |
November 01, 2021 | 2,137 | +1 | +0.1% |
October 29, 2021 | 2,136 | +3 | +0.2% |
October 27, 2021 | 2,133 | +69 | +3.4% |
August 26, 2021 | 2,064 | -2 | -0.1% |
August 24, 2021 | 2,066 | +3 | +0.2% |
August 23, 2021 | 2,063 | +1 | +0.1% |
August 19, 2021 | 2,062 | +3 | +0.2% |
August 18, 2021 | 2,059 | -1 | -0.1% |
August 17, 2021 | 2,060 | +3 | +0.2% |