Dhul Udug (Puntland) on Clubhouse

Dhul Udug (Puntland) Clubhouse
46 Members
Updated: Apr 30, 2024

Description

Madashani waa madal u taagan ururinta iyo falanqaaynta arimaha Soomaaliya gaar ahaan Midnimada,caafimaadka,amniga iyo isku xirka dhalinyarada. Waan soo dhowaynaynaa cidkasta oo feker saliim ah nagu soo kordhinaysa. Mahadsanid!
Fadlan aaynu is xushmaayno.: Madashani waxay u furan tahay qof walba oo feker saliim ah nagu soo kordhinaya waana lasoo dhowaynayaa. Dhammaan Soomaalida si qadarin leh ayaan usoo dhowaynaynaa waana u baahanahay taladooda.
Fadlan mute-gal markaad soo gasho!: Fadlan qofwalbaa ha ilaaliyo makarafoonkiisa hana qadariyo qofka ka feker duwan markuu hadlayo, mute-kana hakasoo bixin adiga oon hadalka lagu siin.
Fadlan 🎤 gar garaac markaad hadal rabto!: Fadlan hadii aad rabto inaad hadasho si xushmad iyo qadarin ku dheehan tahay u garaac 🎤 gaaga adiga oo marwalba tixgelinaya sida loo kala horeeyo. Waa mahadsantihiin! Gacmo furan kusoo dhowaada!

Rules

Fadlan aaynu is xushmaayno.

Madashani waxay u furan tahay qof walba oo feker saliim ah nagu soo kordhinaya waana lasoo dhowaynayaa. Dhammaan Soomaalida si qadarin leh ayaan usoo dhowaynaynaa waana u baahanahay taladooda.

Fadlan mute-gal markaad soo gasho!

Fadlan qofwalbaa ha ilaaliyo makarafoonkiisa hana qadariyo qofka ka feker duwan markuu hadlayo, mute-kana hakasoo bixin adiga oon hadalka lagu siin.

Fadlan 🎤 gar garaac markaad hadal rabto!

Fadlan hadii aad rabto inaad hadasho si xushmad iyo qadarin ku dheehan tahay u garaac 🎤 gaaga adiga oo marwalba tixgelinaya sida loo kala horeeyo. Waa mahadsantihiin! Gacmo furan kusoo dhowaada!

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
April 30, 2024 46 +1 +2.3%
February 16, 2024 45 +6 +15.4%
January 01, 2024 39 +2 +5.5%
November 18, 2023 37 0 0.0%
October 17, 2023 37 +2 +5.8%
September 17, 2023 35 +1 +3.0%
August 19, 2023 34 0 0.0%
July 17, 2023 34 0 0.0%
June 23, 2023 34 +5 +17.3%
March 21, 2023 29 0 0.0%
March 05, 2023 29 0 0.0%
July 07, 2022 29 +1 +3.6%
March 13, 2022 28 +1 +3.8%
February 17, 2022 27 +10 +58.9%

Charts

Some Club Members

More Clubs