Naadiga Barbaarta on Clubhouse

Naadiga Barbaarta Clubhouse
8 Members
Updated: Feb 18, 2024

Description

The Somali Barbaarta Club is youth idea sharing club that promotes and explores dialogues, and unanimity of the issues and topics that matters. The objective of the club is to integrate the people in sharing with common resources including culture and engage on the key issues towards national-building process from virtuous viewpoint.
The Somali Barbaarta Club (Naadiga Barbaarta) hosts a weekly intellectual idea generation forums converse with people in topic including polics, economics, businesses, technology, media, culture, climate, entertainment and more.
Impartiality
Neutrality
Independence
Integrity
Boldness
Honesty
Trust
Passion
Fun
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
Naadiga Barbaarta waa naadi ay aqoonyahannada iyo dhalinyarada Soomaaliyeed ku falanqeeyaan oraah iyo aragtiyo lagu soo bandhigayo arrimaha iyo cinwaannada mudnaanta leh. Ujeedka naadiga waa ka shaqeynta isdhexgalka dadka iyo aragti wadaaga arrimaha danta guud sida dhaqanka iyo arrrimaha kale iyo isafgaradka arrimaha muhiimka ee ku aaddan geeddi-socodka dowlad-dhisidda iyadoo la illaalinayo anshaxa naadiga.

Naadiga Barbaarta waxa uu todobaad walba laba jeer martigeliyaa madal aragti wadaag ah oo laga wareysto dadka qibradda u leh cinwaannada xiisaha leh eek u baahsan dhinacyada siyaasadda, ganacsiga, amniga, dhaqaalaha, tiknoolojiyada, warbaahinta, dhaqanka, madadaallada iyo wixii kale ee mudnaanta leh.
Dhex-dhexaadnimo
Eex la’aan
Madaxbannaani
Daacadnimo
Geesinimo
Kalsooni
Aaminaad
Dhiiranaan
Madadaalo

💡Idea Sharing 🌍Africa/Somalia 🕊Peace

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
February 18, 2024 8 0 0.0%
January 03, 2024 8 0 0.0%
November 20, 2023 8 0 0.0%
October 19, 2023 8 0 0.0%
September 19, 2023 8 0 0.0%
August 21, 2023 8 0 0.0%
July 18, 2023 8 0 0.0%
June 24, 2023 8 0 0.0%
March 22, 2023 8 0 0.0%
March 05, 2023 8 0 0.0%
February 17, 2022 8 -1 -11.2%

Charts

Some Club Members

More Clubs