roxaanta CaashaQa on Clubhouse

roxaanta CaashaQa Clubhouse
224 Members
Updated: Mar 24, 2024

Description

Welcome Hoyga mucashaqiint 🥀💉🎸jacaylku maaha dhihida erayo sugamysan an ka dhex dusi karin dhagaha AMA isu dirida sawiro qurxon on rebi karin xasus maaha kasoo wada cashaynta meelo iyo isla socoshada maalmaha xiisaha oo kaliya maaha kala aarsi iyo is riixid kala guulaysasho iyo is Amrid Jacaylku waa marka gabadhumaqasho jacaylka qalbigeduna sawiro wehelka wiilka . Wiilkuna qalbigiisu xaqiijinkaro in jacaylku yahay naxariista gabadha. Jacaylku waa marka aad aragto qofka oo ku raali galinya xata adiga o ka khaldan. waa marka qofku uu kadorbido naftisa inu nasiyo inu maqlo hadalka lamanihisa isaga oo u arkaya hadhqabow jacaylku wa isku dulqadasho iyo isu naxriisasho is cafin is farxad galin iyo isku qanacsnaan by macalinka biyo dahable ❤️💉💌💉🥀🎸
Kusoo dhawow hoyga mucashaqinta 💉💌: Ahow mid ixtiraam muujiya sida aanu ixtiramka kugu mujinay kuna so dhawow baradan aadka ubarakaysan
Ku hadal hadal xikmadaysan 🎙: Waxa dhici karta inay jogaan Qolka bugaan jacayl u dhawr Qalbiga kula hdal odhaah teeda ugu qabow una dabacsan haka qasin dadka jawiga waxay ku jiraan jawi jacayl waxa ufuran daqadaa naxariista
Cajabid la aan : Hadii aanad jeclaysan inad nala joogto si ixtiram ku jiro ayaad uhuleeli karta Follow sii hadipa ad nagu cusubtahy Qolku wa Qolkaaga 🙏🩸💉💌

Rules

Kusoo dhawow hoyga mucashaqinta 💉💌

Ahow mid ixtiraam muujiya sida aanu ixtiramka kugu mujinay kuna so dhawow baradan aadka ubarakaysan

Ku hadal hadal xikmadaysan 🎙

Waxa dhici karta inay jogaan Qolka bugaan jacayl u dhawr Qalbiga kula hdal odhaah teeda ugu qabow una dabacsan haka qasin dadka jawiga waxay ku jiraan jawi jacayl waxa ufuran daqadaa naxariista

Cajabid la aan

Hadii aanad jeclaysan inad nala joogto si ixtiram ku jiro ayaad uhuleeli karta Follow sii hadipa ad nagu cusubtahy Qolku wa Qolkaaga 🙏🩸💉💌

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 24, 2024 224 +3 +1.4%
February 03, 2024 221 +6 +2.8%
December 20, 2023 215 +1 +0.5%
November 09, 2023 214 +3 +1.5%
October 09, 2023 211 +1 +0.5%
September 10, 2023 210 0 0.0%
August 12, 2023 210 +1 +0.5%
July 10, 2023 209 0 0.0%
June 17, 2023 209 -6 -2.8%
March 17, 2023 215 0 0.0%
January 16, 2023 215 +1 +0.5%
January 12, 2023 214 +1 +0.5%
December 31, 2022 213 +1 +0.5%
December 24, 2022 212 +3 +1.5%
December 01, 2022 209 +1 +0.5%
November 12, 2022 208 +1 +0.5%
September 25, 2022 207 +1 +0.5%
September 18, 2022 206 -1 -0.5%
August 27, 2022 207 +2 +1.0%
July 25, 2022 205 +1 +0.5%
July 19, 2022 204 +1 +0.5%
July 12, 2022 203 +1 +0.5%
July 06, 2022 202 +1 +0.5%
June 23, 2022 201 +1 +0.5%
May 14, 2022 200 +1 +0.6%
May 07, 2022 199 +2 +1.1%
April 30, 2022 197 -1 -0.6%
April 16, 2022 198 -1 -0.6%
April 03, 2022 199 +1 +0.6%
March 27, 2022 198 -1 -0.6%

Charts

Some Club Members

More Clubs