Hamse’s room on Clubhouse

Hamse’s room Clubhouse
263 Members
Updated: Mar 28, 2024

Description

Boorama hargeysiyo, Burco iyo Nugaal taleex Boqortoyadda Buuhoodle
Boholaha xargagga dhoodi iyo Badhaha Laascaanod badhan iyo sanaagiyo qandalla ama Boosaso,
Bender bayla baar-geel iyo Badey dusheesda, Badda garacad burtinle iyo doolow illaa Howd iyo gaalkacyo,
Beledweyne buulo barde iyo jowhar
Balcad iyo banaadir iyo luuq baydhabiyo doolow beled xaawo buuraha gadood wabbiga baar-dheere ,
Bakool bu’aale iyo Beled kismaayaba Baraawe iyo shalambiyood marka iyo illaa Baraha faanoole,
Bulshadda inta daadsan baan baaq u dirayaye
Ka bogsoodda hayb haybta beenta iyo cayda
Beerka geliya soomali wayn baa bahdiina ahee,
Calankii Buluuglaha🇸🇴 ahaa baylahda u diida kana baqa allaha baariga ah oo baal u wada jeesta.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 28, 2024 263 -1 -0.4%
February 08, 2024 264 +4 +1.6%
December 24, 2023 260 +1 +0.4%
November 12, 2023 259 +4 +1.6%
October 12, 2023 255 0 0.0%
September 12, 2023 255 0 0.0%
August 14, 2023 255 0 0.0%

Charts

Some Club Members

More Clubs