MADASHA XOG-OGAAl on Clubhouse

MADASHA XOG-OGAAl Clubhouse
283 Members
Updated: May 9, 2024

Description

MADASHA XOG-OGAAl waa madal lagu soo bandhiggi doonno, akhris wadareed iyo gorfeynta buuggaagta. Dhanka kale lagaga hadli doonno arrimaha bulshada e, ka hadalka u baahan haddii Alle idmo. La isku xog-wareysan doonno insha Alle. Waa madal u taagan illaalinta diinteenna suubaan iyo dhaqanka bulshada. Unna furan qof kastoo, u taagan illaalinta diinteenna suuban.
Qofna kuna xadgudbi karo diinta suuban iyo dhaqanka bulshada: Qofna lagama oggolaan doonno innuu sir iyo caad diinta suubaan iyo dhaqanka isku dayo innuu ka been sheego. Fikirad kastoo kasoo horjeeda diinta suuban iyo dhaqanka laguguma ixtiraami doonno.
Qofna innuu ku xadgudub dadka meesha jooga lama oggola.: Qof kastaa waa innuu ixtiraam bixiyo si loo ixtiraamo isagan. Unna hoggaansamo nidaamka qolka iyo dadka maamulaya.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
May 09, 2024 283 +5 +1.8%
February 20, 2024 278 +4 +1.5%
January 06, 2024 274 +4 +1.5%
November 22, 2023 270 +4 +1.6%
October 20, 2023 266 +1 +0.4%
September 20, 2023 265 +1 +0.4%
August 22, 2023 264 0 0.0%
July 20, 2023 264 0 0.0%
June 25, 2023 264 -3 -1.2%
March 22, 2023 267 +25 +10.4%

Charts

Some Club Members

More Clubs