Waa maxay SML?: SML waa Dallad horumarinaysa dadka iyo Deegaanka soomaaliyeed. Waa Dallad dhalinyaro soomaaliyeed aasaastay oo qowmi ah kana hawlgalaysa dhamaan deegaan weynaha soomaaliyeed. Qayb kasoo noqo aragtidan
Hiigsiga?: Hiigsiga Dalladu waa dabargoynta JAHLIGA iyo FAKHRIGA. Qayb kasoo nogo sidii hiigsigan looga mirodhalin lahaa.
Habraacyada lagu gaarayo hiigsiga?: Habraacyada horumarinta bulsho ee SML waa; Maalgashiga horumarin bulsho ee DANGUUD iyo ISKAA WAX U QABO ... Qayb kasoo noqo habraacyada DG, GLOSOM & SML
| Day | Members | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| June 25, 2024 | 43 | 0 | 0.0% |
| March 20, 2024 | 43 | -1 | -2.3% |
| January 30, 2024 | 44 | 0 | 0.0% |
| December 16, 2023 | 44 | 0 | 0.0% |
| November 06, 2023 | 44 | 0 | 0.0% |
| October 06, 2023 | 44 | 0 | 0.0% |
| September 07, 2023 | 44 | 0 | 0.0% |
| August 09, 2023 | 44 | 0 | 0.0% |