Swagger poi on Clubhouse

Swagger poi Clubhouse
338 Members
Updated: Mar 9, 2024

Description

𝐍𝐨 𝐫𝐞𝐦𝐨𝐯𝐞
𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐱𝐮𝐬𝐡𝐦𝐞 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐤𝐥𝐞 𝐦𝐞𝐠𝐚



𝐗𝐮𝐬𝐡𝐦𝐚𝐝 𝐦𝐮𝐮𝐣𝐢 𝐬𝐢 𝐥𝐚𝐠𝐮𝐮 𝐱𝐮𝐬𝐡𝐦𝐞𝐞𝐲𝐨


🙉Weli laba is dhaarsaday🙉 beryo dhacan nasiib iyo 🙉dhul ku-kala cillaallaa 🙉subax dharabku kowsaday🙉 dhedaduna cuddoontahay🙉 cidla aan dhir mooyee🙉 wax dhaqaaqayaa jirin 🙉 jabaq maysku dhaadeen🙉Kulankii dhabta ahaa 🙉riyo dhiifi keentiyo🙉 dhalanteed ma moodeen 🙉sida ay dhadhabayaan🙉 dhawr jeer ma seleleen 🙉af dhabaandhab jamashada🙉ma ka dhoofay hadalkiii🙉 bal dhaqaaqna kay tahay 🙉dhihidii ma waayeen 🙉ma ka dhabaqday xaajadu🙉ilma dhalatay xiisaha 🙉sida dhibic mahiigaan 🙉ma ka qubatay dhaayaha🙉 ma ku qoyey dharkoodii 🙉naxariis ma dhidideen 🙉iyagoo dhanqalankii 🙉dheel-dheelli mooyee🙉dhegna aanay kaga jirin🙉 kolba erey dhex-roorkiyo 🙉 dhumucdii ka maqantahay🙉 dhitinaaye keligii🙉 ka dib tooban dharaarood 🙉carrabkiyo dhanxanaggii🙉 dhirindhirid ma ku helen 🙉Laba guul u dhalatoo 🙉isu dhiganta weeyee 🙉dabadeed dhabeeshii 🙉hanadkii ku dheeraa 🙉dhudi mays bariidsheen🙉 dhubbad-qaadka sheekada🙉qofba dhagarta caashaqa 🙉 qofba dhagarta caashaqa🙉wixii dhaaxo soo maray🙉 ma dhex galay kalkiisii 🙉ma akhriyey dhambaalkii 🙉warka maysu dhiibeen.🙉 Kalgacayl dhito ahaa 🙉dhamac iyo dab huriyeen 🙉dhuxuliyo lar soo kacay🙉hadba dhoon ma buuxsheen 🙉kolba dhacan ma jiideen🙉dhacdadiyo ujeeddada🙉qofba dhaadashada guud🙉 qofka kale dhankiisii🙉 inaan looga soo dhicin 🙉ma ku dhaabadeeyeen🙉 sannad mays dhegeysteen🙉Ma dhalaalay waagii🙉 dhag ma tidhi cadceeddii 🙉intay soo dhaqaaqeen
🙉 iyagoon ka dheeraan 🙉 dhaqankiyo xishoodkii

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 09, 2024 338 0 0.0%
January 19, 2024 338 0 0.0%
December 05, 2023 338 +2 +0.6%
October 29, 2023 336 +2 +0.6%
September 29, 2023 334 0 0.0%
August 30, 2023 334 0 0.0%

Charts

Some Club Members

More Clubs