Caruurta Ilaah / Children of God on Clubhouse

Caruurta Ilaah / Children of God Clubhouse
275 Members
Updated: Mar 23, 2024

Description

YOOXANAA CUTUB 1 12 Laakiin in alla intii aqbashay, wuxuu siiyey amar ay carruurtii Ilaah ku noqdaan, kuwaasu waa kuwii magiciisa rumaystay,
13 oo aan ka dhalan dhiigga, ama doonistii jidhka, ama dad doonistiis, laakiin waxay ka dhasheen Ilaah. Rooma 8:19-23 19 Uunku wuxuu filasho aad u weyn ku sugaa muujinta carruurta Ilaah. 20 Uunkii waxaa la hoos geliyey wax aan waxtar lahayn, ikhtiyaarkiisna uma uu hoos gelin, laakiin waa kii hoos geliyey aawadiis, 21 taasoo la rajaynayo in uunka qudhiisana laga xorayn doono addoonnimada qudhunka ah oo la gelin doono xorriyadda ammaanta carruurta Ilaah. 22 Waayo, waxaynu og nahay in uunka oo dhammu wada taahayo oo wada foolanayo ilaa haatan. 23 Iyagoo keliya ma aha, laakiin innagana waa sidaas oo kale, kuweenna haysta midhihii ugu horreeyey ee Ruuxa, xataa innaga qudheennu dhexdeenna ayaynu ka taahnaa, innagoo sugayna carruurnoqoshadeenna, taasu waxaa weeyaan samatabbixinta jidhkeenna.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 23, 2024 275 +1 +0.4%
February 02, 2024 274 0 0.0%
December 19, 2023 274 0 0.0%
November 08, 2023 274 0 0.0%
October 08, 2023 274 +2 +0.8%
September 09, 2023 272 -1 -0.4%
August 11, 2023 273 0 0.0%
July 10, 2023 273 0 0.0%

Charts

Some Club Members

More Clubs