Platformkan waxaa sameeyey @SalahudinSomali - oo ah ganacsade suuqyada maaliyadda Curreny Market /FX , Cryptocurrency Market & Indices Market, Freelancer iyo Content abuure sameeya barnaamijyo la xiriira dhaqaalaha , teknooloojiyadaha iyo ganacsiyada online ka ah - waxaana loogu talo galay in dhalinyarada soomaaliyeed ee sida saxda ah uga shaqaysta suuqyadaan isku xog waraystaan kuna kala faa'iidaystaan cilmi iyo khibrad intaba.
Soo dhawaada.
| Day | Members | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| May 20, 2024 | 8 | 0 | 0.0% |
| March 01, 2024 | 8 | +2 | +33.4% |
| January 11, 2024 | 6 | 0 | 0.0% |
| November 28, 2023 | 6 | 0 | 0.0% |
| October 24, 2023 | 6 | 0 | 0.0% |
| September 24, 2023 | 6 | 0 | 0.0% |
| August 26, 2023 | 6 | 0 | 0.0% |