𓆉︎Jinoolka xaafad𓆉︎ on Clubhouse

𓆉︎Jinoolka xaafad𓆉︎ Clubhouse
28 Members
Updated: May 8, 2024

Description

Waxaan rabaa kalinimo aan fikir lahayn, si aan naftayda fool ka fool ula kulmo.

➪ Franz Kafka

"Xiriirka aan la leeyahay dadka kale, qayb yar oo iga mid ah ayaa doonaysa in aan sii wado, qayb kale oo baadan oo iga mid ahina waxa ay doonaysaa in aan bartaa ku joojiyo oo aan baxsado."

➪ Franz Kafka

"Waxa kaliya ee aanan ka gudbi karin, Gacaliso Melina waa cabsi, haa waa cabsi, igu gedaaman, waan ka daciifsanahay sida aad moodeyso, way awoodaa in ay qariso araggayga o dhan, daad keeduna aad buu u xoog badanyahay, in uu i qaado ayuuna u dhawahay."

➪ Franz Kafka

Some Club Members

More Clubs