Illahey hanaga dhigo Suxba saalix ah Qeyrka kala faideysta Allaha naga dhigo Qolkan waxan ugu tala galnay inan kala faidesano Qeyrka wadagno Walalaha qeyrka jecela kala faidesan insha allah🥰❤💯💫