Jabouti waa dhulkayga
Jalilkeen nagu beray
Jahligiyo saboolku
Ka jarmaday dhankeeda
Jagaac roobka daa. ayaa
Dhirtaa doga usaray
Masar ruuxa dhex jooga
U jecelaysto dalxiskaa
Jabouti marku aado
Walow manta dhex jogin 
Janadi ifka weyee 
Yaa igeyaa jabouti
 Jalilkaa.mahadalee
Inasiiyey masulkaa
Lajecaladay midnantaa
Nabaad jantaa utagay
 oumadisaa jiheeyaa
Hilin jeexaa wangsan
Walow manta dhex jogin
Janadi ifka weyee
Yaa igeyaa Djibouti
Jalilbaa inasiyeey
Diikhil baraha jeexan
Caska jouharkaa buxaa
Carta ceeryantaa joogtaa 
Oubokh jaaha uroon iyo 
Tajoraa Yaa kudalxisa
Dameerjoog jawigegaa
Mid jacel ku wangsaan
Walow manta dheex jogin
Janadi ifkaa weyeee 
  Yaa jabouti igeeyaa
. Fadlan Xushmee dumarka🙏🏿🙏🏿: 
Qofna haa caayin 🏠 intaa jogtoo: 
Soo join garee roomka adoo mahadsan✅✅: 
| Day | Members | Gain | % Gain | 
|---|---|---|---|
| July 16, 2024 | 168 | +3 | +1.9% | 
| April 19, 2024 | 165 | +1 | +0.7% | 
| February 10, 2024 | 164 | -1 | -0.7% | 
| December 27, 2023 | 165 | +4 | +2.5% | 
| November 13, 2023 | 161 | +1 | +0.7% | 
| October 13, 2023 | 160 | +2 | +1.3% | 
| September 14, 2023 | 158 | 0 | 0.0% | 
| August 16, 2023 | 158 | +1 | +0.7% | 
| July 14, 2023 | 157 | 0 | 0.0% |