Ujeedada guud ee groupkaan waa:
-Abuurista Bulsho waxtar leh.
-Wacyi galinta dhalinyarada Somaliyeed
-Door-ka Dhalinyarada ku leyihiin siyaasadda, dhaqaalaha,hormarka wadanka Somalia.
-Saameenta Social Media ha ku leeyahay Hormarka iyo dib udhaca Bulshada Somaliyeed.
-Iyo qodobo kaloo badan oo waxtar leh.
Qolka Caaydu waka mamnuuc: Sida HOOYO caayga, DIIN caayga, Personal attack ga. IWM
Qof Walbo fikirkiisa xor ayu u yahay: Qof walbo fikirkiisa xor ayu u yahay inuu cabiro isagoona cid kale ku xad gudbeen.
Sidoo kale wof walbo fikirkiisa isaga masuul ka ah.
Qolka Interruptga; carqaladeyn waka mamnuuc: Qof fikirkiisa si xora u dhibanaya waa mamnuuc inaad ku samayso interrupt waxa lo yaqaan ana carqaladayn, ka dhex galid hadalka ah isagoon dhamestiran fikirkiisa.
Qolka Caaydu waka mamnuuc
Sida HOOYO caayga, DIIN caayga, Personal attack ga. IWM
Qof Walbo fikirkiisa xor ayu u yahay
Qof walbo fikirkiisa xor ayu u yahay inuu cabiro isagoona cid kale ku xad gudbeen.
Sidoo kale wof walbo fikirkiisa isaga masuul ka ah.
Qolka Interruptga; carqaladeyn waka mamnuuc
Qof fikirkiisa si xora u dhibanaya waa mamnuuc inaad ku samayso interrupt waxa lo yaqaan ana carqaladayn, ka dhex galid hadalka ah isagoon dhamestiran fikirkiisa.
Day | Members | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
May 17, 2024 | 89 | +4 | +4.8% |
February 24, 2024 | 85 | +4 | +5.0% |
January 10, 2024 | 81 | +4 | +5.2% |
November 26, 2023 | 77 | +2 | +2.7% |
October 23, 2023 | 75 | +2 | +2.8% |
September 23, 2023 | 73 | +4 | +5.8% |
August 25, 2023 | 69 | 0 | 0.0% |
July 22, 2023 | 69 | +1 | +1.5% |
June 27, 2023 | 68 | -1 | -1.5% |
March 24, 2023 | 69 | +1 | +1.5% |
March 08, 2023 | 68 | +1 | +1.5% |
September 28, 2022 | 67 | -1 | -1.5% |
September 21, 2022 | 68 | +1 | +1.5% |
August 30, 2022 | 67 | +1 | +1.6% |
August 10, 2022 | 66 | +3 | +4.8% |
July 28, 2022 | 63 | +2 | +3.3% |
July 22, 2022 | 61 | +1 | +1.7% |
July 09, 2022 | 60 | +2 | +3.5% |
June 26, 2022 | 58 | +1 | +1.8% |
June 19, 2022 | 57 | +1 | +1.8% |
June 13, 2022 | 56 | +1 | +1.9% |
May 30, 2022 | 55 | +3 | +5.8% |
May 17, 2022 | 52 | +3 | +6.2% |
May 10, 2022 | 49 | +1 | +2.1% |
May 03, 2022 | 48 | +1 | +2.2% |
March 15, 2022 | 47 | +3 | +6.9% |
February 21, 2022 | 44 | +11 | +33.4% |
October 27, 2021 | 33 | +6 | +22.3% |