QOLKA SUUGAANTA on Clubhouse

QOLKA SUUGAANTA Clubhouse
105 Members
Updated: Mar 22, 2024

Description

Mudane/marwo kusoo dhowoow bahda SUUGAANTA iyo SOOYAALKA SOOMAALIYEED

kafaa ideyso aqootooda walaalahaa adiguna ufaa idee aqoontaada

Waxaa loo ogolyahay groupka:-
1.suugaanta iyo sooyaalka soomaaliyeed
2.doodaha cilmiga Ku dhisan
3.aqoon is weydaarsiga
4.kaftanka xanafta iyo xasadka midkoodna aan lahayn
5.

Waxaa Ka mamnuuc ah
1.cayda
2.qabyaalada
3.xadgudubka shakhsi ama Ka badan
4.beenta
5.buuqa sawaxanta iyo qaylada
6.aflagaadada
7.waxka sheega diinteena islaamka ah
8.....

1.fadlan qolkan wixii Ka baxsan gudigu arinta ay isku soo raacaan in lagu gorfeeyo waaka mamnuuc
2.adminadu waxay masuulkayihiin nidaamka qolka iney hagaan cidii xadgudub wadana awood waxay leeyihiin iney Ka qabtaan.
3.waxaa mamnuuc Ka ah adminada inay awood u adeegsadaan qof muxtarim ah
4.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 22, 2024 105 +3 +3.0%
February 01, 2024 102 +3 +3.1%
December 18, 2023 99 +4 +4.3%
November 07, 2023 95 +1 +1.1%
October 08, 2023 94 0 0.0%
September 08, 2023 94 0 0.0%
August 11, 2023 94 +2 +2.2%

Charts

Some Club Members

More Clubs