🇸 🇭 🇪 🇪 🇰 🇪 🇪 🇾 🇪 . on Clubhouse

Updated: May 26, 2024
🇸 🇭 🇪 🇪 🇰 🇪 🇪 🇾 🇪 . Clubhouse
1.3k Followers
165 Following
@zuzu.alpi4l Username

Bio

🔱 🅸🅻🅱🅸🆁🅸🆀🆂🅸 🆃🅴🅰🅼🔱 Subixii ma ubaahni inaan saacadeyda ku xirto alarm si aan u kaco, maxaa yeelay waxaad ku dhex nooshahay wadnaheyga gudihiisa waaga markuu baryo waxaad u toostaa inaaad quraac noo sameyso markaad wadnaheyga ka soo dhex toosto ayaan aniguna toosaa taasi ayaa alarm ii ah.
Teleefanka aan message-ka kaaga soo diro xili walbo wuxuu u baahanyahay inaan magacaga ku qoro oo aan kuusoo diro, sida dhulka ugu baahanyahay roob teleefoonkana ugu baahanyahay jaajar ayuu jaceylkeenana ugu baahanyahay waraabin joogto ah.
Waxaa inoo dhaxeeyo badweyn, buuro, iyo bari aad u dheer, anigu maahi dabeyl lakin hal sikin isii waxaan kuusoo dirayaa jaceylkeyga, oo aan soo gooynayaa inta dhul ee noo dhaxeyso, waanba kuusoo diray maheshay xabiibi. Roobku markuu da”ayo macquul maahan inaad aragto qoraxda, balse xasuusnoow waa halkeedii oo kama maqno, anigana
waxaan filayaa anagoo kala fog indhaha aaysan isqaban Karin, hadana weli inaan halkeenii nahay.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
May 26, 2024 1,309 -1 -0.1%
March 16, 2024 1,310 -1 -0.1%
February 23, 2024 1,311 -1 -0.1%
January 19, 2024 1,312 +1 +0.1%
January 03, 2024 1,311 -1 -0.1%
December 18, 2023 1,312 -1 -0.1%
October 29, 2023 1,313 -2 -0.2%
October 21, 2023 1,315 -1 -0.1%
October 12, 2023 1,316 -7 -0.6%
October 04, 2023 1,323 -6 -0.5%

Charts

More Clubhouse users