zaamuqurux gabdh xawaadle waxaan naqaanaa hadal yar howal badan πΈπ§π¦βοΈ. There is no one more beautiful than you who knows the beauty of
Hooyooy la'aantaaΒ
Aduunyadu hubaashii
Habeen kama baxdeenoo
Iftin lama heleenoo
Dadku uma hayaameen
Xiddig hawd ka lulatoo
Sida haad ma fuuleen
Dayax heego joogoo
Hubka laguma tureen
Hawo laguma gaadheen
Cirka hirar ka muuqdoo
Hooyoy addoomuhu
Halkay maanta joogaan
Adigow horseedoo
Intaad hanad xambaartee
Haaneedka siisee
Horaaddada jaqsiisee
Habtay baan xisaab iyoΒ
Tiro lagu heleynoo.Β
Marka aad nin hiilloo
Laga baqo hashiisiyo
Halyey diran dhashaa baa
Hooyo lagu xasuustaa
Marka aad nin hoo-loo
Gurigiisa habaqluhu
Isku soo halleeyoo
Hayntiisa quudhoo
Hor Illaahay geystiyo
Lama hure dhashaa baa
Hooyo lagu xasuustaa.
Mar aad nin himilada
Hilin toosan mariyoo
Hir markii la gaadhoba
Ku labaad hilaadshoo
Haga maatadiisoo
La higsado dhashaa baa
Hooyo lagu xasuustaa.
Marka aad nin hoogiyo
Ka hor taga daalkoo
Garta hubin yaqaanoo
Xaqa hoos u eegoo
Halistiyo colaadaha
Dabka hura bakhtiiyoo
Ku haggoogta dhiiggoo
Dadka kala hagaajoo
Kala haga dhashaa baa
Hooyo lagu xasuustaa.
Markaad hoobal caaniyo
Hindisaa farshaxanoo
Hab-dhaca iyo luuqdiyo
Hawraarta maansada
Heensayn yaqaanoo
Rabbi biyo u siiyoo
Labadaba hannaanshiyo
Hal-abuur dhashaa baa
Hooyo lagu xasuustaa.
Dumar iyo haween baa
Nolol lagu haweyntaa
Kuwa lagu hammiyayee
Sida hawd caleen weyn
Rag u wada hammuumee
Ishu calacsanaysaa
Hablahaaga weeyee
Marka guur la haybshee
Gabadh heego dheeroo
Hoobaan la m
βοΈβοΈ Nolol dheer baa nasugeysa waa inan dulqadanaa qofkii sabra sadkiis helaa waa inana isku sabirnaa kalsoonida jeceylkeena waa inaan ilaalinaa
Hooyo Dadka qimahaga hadi ee gasilahayen. Mesan kucayen Dadka qimahaga gasayan madax ee ku saren I love you hooyo hooyo walbo wan jecenahy
ββββββ β’β§β§β’ ββββββ
.ππ
.
πβ£β£β£πππ
ΰΉδΊDr zamnita δΊβ£
πβ€ β£
...................................................................
π©Έππβ€οΈ
Udhola cadeey si joto ah
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 08, 2024 | 2,727 | +21 | +0.8% |
May 05, 2024 | 2,706 | +83 | +3.2% |
March 22, 2024 | 2,623 | +4 | +0.2% |
February 12, 2024 | 2,619 | +10 | +0.4% |
January 25, 2024 | 2,609 | +5 | +0.2% |
January 08, 2024 | 2,604 | +4 | +0.2% |
December 23, 2023 | 2,600 | +7 | +0.3% |
December 08, 2023 | 2,593 | +5 | +0.2% |
November 23, 2023 | 2,588 | +3 | +0.2% |
November 11, 2023 | 2,585 | +6 | +0.3% |