≛Muwahib✪ ◎▼◎ on Clubhouse

Updated: Nov 17, 2023
≛Muwahib✪ ◎▼◎ Clubhouse
275 Followers
291 Following
@zalaxlay Username

Bio

Nabiga (SCW ﷺ ), Ayaa La Hadlay Abuubakar (Allah Haka Raali Noqdee) Wuxuuna ku Yiri:- Abuubakaroow Illaahey Raali Ahaanshahiisa Weyneed Baa kuu Sugnaatay, Markaasuu Iska Ooyay😭😭 Abuubakar Allah Haka Raali Noqdee, Oo Yiri: Raali Ahaanshahii Weyneed Ee Ilahey Waa Maxay? Markaas Ayuu Nabiga (SCW ﷺ ), Yiri:- Illaaheey Khalqigiisa (Ummadiisa), Hal Mar Buu Is Tusaa Qiyaamaha Marka La Gaaro, Laakiin Abuubakaroow Jaceyl Uu illaaheey ku Jecel Yahay Mar kasta Adiga Wuu Iskaa Tusaa..

Abdirahman Binu Cowf Allah (Haka Raali Noqdee), Wuxuu Yiri:- Waxaan U Imid Rasuulka (SCW ﷺ ) Isagoo Sujuud ku Jiro, Aad Buuna Ugu Dheeraaday Sajuuda, Markuu Dhameeyey ka Dib Ayuu Rasuulka (SCW ﷺ ) Yiri:- Jabriil Ayaa Ii Yimid, Wuxuuna Igu Yiri:- Qofkii kugu Salliyaa, Waan ku Salliyaa, Qofkii ku Salaamana
Waan Salaamaa, ka Dib Ayaan Ilaaheey U
Sujuudey Si Aan Ugu Mahad Celiyo.

(SCW ﷺ ) Salallaahu Calayhi Wasalama.
🙏🙏🙏







Ninkay dhibaysee cidlada ka dhurmaa,midnaba dhimatuu kusii dheganyee,dhegaha ugu rida inanay dhacayn💪❤🤍💚xasan baraf hyska hadlo no dib noqosho
😜😜😜😜😜


❤รѳw gɛɛรi iɱɑ😘
❤ɗɦɑʆiɳ ❤ɱiรɳɑ😍
❤gɛɛรi😘iʆɑɱɑ 😍
❤ɗɦɑʆɑɳ👫ʀɑg❤
❤ɗɦigѳѳɗ❤wɑx💪
❤ɗɛɛʀiyѳ👑iรɑɑq❤
❤รѳw😍kɑɱɑɑɳ😘
❤ɗɦɑʆɑɳ😘😘😘😘



Qof wanagsan noqo lkn haku lumin wakhtigaaga inaad dadka tusto wanaagaaga
🤔🤔🤔🤔🤔



Ha u ogolan qof an garanayn qiimahaga
inuu kuu sheego inta aad mudan tahay💣💣💣💣💣💣💣💣💣

Member of

More Clubhouse users