یا waye on Clubhouse

Updated: Mar 28, 2024
یا waye Clubhouse
1.9k Followers
1.7k Following
@zakiyo90 Username

Bio

I love you so much mom ❤️🧕🌹

💔
═══════════════╗


♡ ✮


╚════ஜ ஜ═══╝








Xasuusnow Dunida sheYga


ugu Qaalisan waa sharaftaada


🧕👑☝️❤️





Mss zakiyo 🥺 🦋 🌹


Qalbigaaga ayay jebinayaan

, waxay kaaga tagayaan sabab

La’aan, waxaad ka dooratay dad

oo dhan, waxaad aamintay in

badan, waxaad u ahay daacad,

waxaad u hurtay naftaada,

waxaad u sameysay wax kasta

aad awooday laakiin wax kale iyo

meel kale ayaa u muuqatay mar

kasta, waxaa kugu soo haray

su’aalo u garaacaya maskaxdaada

sida mowjado bad oo buur ku

dhacaya, waxaad is

weydiinaysaa, “Maxaan

sameeyaa?” “Ma isku filnahay?”







🥺





Nolashu waa sida bada🌊oo kale, mar wey kacsan tahay, marna wey dagan tahay🏊‍♂️, hadii kor laga arkana wey qurxoon tahay💯🌹, Balse hadaad dhaxgasho wax walbo ayaad kala kulmi dontaa😱, Roobku 🌧 wuxuu soo da'aa marka aay daruurta aay qaadi weyso culeska biyaha🌧, ilintu 😓 waxay so dhacdaa markuu qalbiga qadi wayo culeska dhawaca💔😓 ee soogaray, 💯✍

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 28, 2024 1,931 +6 +0.4%
March 11, 2024 1,925 -13 -0.7%
January 31, 2024 1,938 +5 +0.3%
January 14, 2024 1,933 +3 +0.2%
December 29, 2023 1,930 +2 +0.2%
December 13, 2023 1,928 +5 +0.3%
November 29, 2023 1,923 +3 +0.2%

Charts

More Clubhouse users