Shire Gundhiye on Clubhouse

Updated: Apr 18, 2024
Shire Gundhiye Clubhouse
1.1k Followers
1.5k Following
@zakaria2017 Username

Bio

Waxaan ahay macaan iyo qadhaadh meel kuwada yaal midigtayda iyo bidixdu waa laba mataanood midi waa martida soora iyo maata daadihise - midna waamindiyo xiirayiyo mur iyo deebaaqe masalooyin talantaaliyaan maandhow leeyahaye- nin majiira keliyuun qabsaday hay malaynina’e - marbaan ahay muddeec camalsanoon maagista aqoone- marna macangag laayaanahoo miigan baan ahaye- marbaan ahay mufiga saahidnimo mowlac ugala’e- marna mukhawil waashoo xumaha miista baan ah- marbaan ahay nin xaaraan maqdaca marin jidiinkiiye- marna tuug muddiya baan ahoon maal rasuul bixine- marbaan ahay maqaam owliyada maqadimkoodiiye- marna mudanka shaydaanka iyo maal jin baan ahaye- marbaan ahay murtiyo baanisaba madaxda reeraaye- oo ay weliba muuniyo dulqaad igu majeertaane- marna reer magaal loofaroon muuqanbaan ahaye- waxaan ahay nin midabeeya oo Maalinba isroga’e- muuqaygu gelinkiiba waa muunad gooniya’e- miisaana ima
saarikaro nin I maleeyaaye 🇰🇪

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 18, 2024 1,169 +25 +2.2%
March 13, 2024 1,144 +14 +1.3%
February 20, 2024 1,130 +18 +1.7%
February 02, 2024 1,112 +17 +1.6%
January 16, 2024 1,095 +20 +1.9%
December 31, 2023 1,075 +10 +1.0%
December 15, 2023 1,065 +25 +2.5%
November 30, 2023 1,040 +16 +1.6%
November 16, 2023 1,024 +3 +0.3%
November 06, 2023 1,021 +6 +0.6%

Charts

Member of

More Clubhouse users