Kulmiye༆ Jr༆ on Clubhouse

Updated: Mar 24, 2024
Kulmiye༆ Jr༆ Clubhouse
1.2k Followers
519 Following
@zain179 Username

Bio

📍🇸🇴
Economic Activist |motivational | inspiration
📚
‎الحمد الله

قال رسول الله ﷺ أتاني جبريل ، فقال :
‏"يا محمد عش ماشئت فإنك ميت، وأحبب من شئت فإنك مفارقه، واعمل ما شئت فإنك مجزي به، واعلم أن شرف المؤمن قيامه بالليل، وعزه استغناؤه عن الناس"


من شرف نفسه فهو شريف



“ Hankaaga Nalkiisa Daar .”💡 😎

𝚀𝚘𝚏𝚗𝚊 𝚝𝚒𝚛 𝚀𝚘𝚏𝚗𝚊 𝚝𝚒𝚛𝚜𝚘 𝚆𝚊 𝚚𝚎𝚢𝚋 𝚔𝚊 𝚖𝚒𝚍 𝚗𝚘𝚕𝚘𝚜𝚑𝚊

“ Haddii aad heshid waxa aad rabtid, waa ilhaaminta ilaahay. Haddii aad waydid wixii aad rabtayna Illaahay baa wax kaa ilaalinaya.”

“ Farxadu maaha uun helida waxa kaa maqan, sidoo kalena waa ogsoonida waxa aad haysatid iyo ka mahadnaqiddeeda. Allihii inna uumay baa inna leh; haddii aad ii mahadnaqdaan waan idiin siyaadinayaa. Alloow intaa laabta noo deji—aamiiin.”

“ Wax kaste oo aad raadinaysaa isna wuu ku raadinayaa. Abshir dheh oo nafta khayr u sheeg.”😎

“ In qofwalbaa uu helayo wuxuu shaqaysto—waa Ballan Illaahay SWT inoo qaaday.”🙏

“Maalin kastaa waa fursad kale oo aad noloshaada wax kaga bedali karto. #Bilawcusub😎

“ Tamartaada iyo sida aad isku aragto ayaa dadka ku barta inta aanad hadlinba. Shaqadu waa gudaha. #Bilawcusub.”

Raganimada ninku waa gabadh raaliyo ah oo nolosha la wadaagta, raaxada dhabta ahina waa lamaanaha oo fahma in aanay kala maarmayn.
...
Mays ku Raacnay?.

Hadafkaygu maaha inaan ka fiicnaado qof kale ee waa inaan ka fiicnaado qofkaan shalay ahaa.
-Dr. Wayne

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 24, 2024 1,275 +1 +0.1%
February 13, 2024 1,274 +1 +0.1%
December 25, 2023 1,273 +2 +0.2%
October 24, 2023 1,271 -1 -0.1%
October 16, 2023 1,272 +1 +0.1%
October 07, 2023 1,271 +1 +0.1%
September 30, 2023 1,270 -3 -0.3%
September 22, 2023 1,273 -3 -0.3%
September 15, 2023 1,276 +11 +0.9%
September 08, 2023 1,265 +1 +0.1%

Charts

More Clubhouse users