Mm Omar on Clubhouse

Updated: Oct 29, 2022
Mm Omar Clubhouse
1.5k Followers
2.9k Following
Apr 26, 2021 Registered
@yarcas Username

Bio

Qof kuu jeelan baan ahay
La,aantaase jiri kara,
Nin aad jiidataan ahay
Kaase joogi karee garo.

Wadne aad la, jaartiyo
Bog aad jiifsataan ahay
Hadaad jiribto laakiin
Kaa jawi bedelan kara.

Qalbi kula jiraan ahay
Haduu jabase tegi kara
Ruux kujecel ayaan ahay
Bale garo kujari kara.

Qof baan ahay jaleecada
Ku jeedaalin daymada
Hadaad jiidho laakiin
Kaa jeedsan kare garo.
🌹💕💕💕💕💕💕💕🌹

Invited by: ciiltire17

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 09, 2022 1,500 +100 +7.2%
November 29, 2021 1,400 +100 +7.7%
October 16, 2021 1,300 +100 +8.4%
September 27, 2021 1,200 +297 +32.9%

Member of

More Clubhouse users