Jy 🦁
Reer dudub🦁
Adel Empire🚩
⚪️⚪️⚪️⚪️🔴🔴🔴🔴⚪️⚪️⚪️⚪️
⚪️⚪️♦️⚪️🔴🔴🔴🔴⚪️⚪️♦️⚪️
⚪️♦️⚪️⚪️🔴🔴🔴🔴⚪️♦️⚪️⚪️
⚪️♦️⚪️ADAL👑EMPIRE♦️⚪️⚪️
⚪️♦️⚪️⚪️🔴🔴🔴🔴⚪️♦️⚪️⚪️
⚪️⚪️♦️⚪️🔴🔴🔴🔴⚪️⚪️♦️⚪️
⚪️⚪️⚪️⚪️🔴🔴🔴🔴⚪️⚪️⚪️⚪️
Samaroonku qoombuu ahaa ,qaaliyo jire
Quwad iyo dhaqaalulahaa taniyo ,qaamuuse
Talo lagu qaboobuu lahaa ,goor qardoof jire
Hogaan qiima badan ayuu leeyahay ,oy qadariyaane
Aqoon qaamudiyo wuxuu lahaa ,qirasho tawxiide
Quwadihii shisheeyuhu markay qaybiyeen baladka
Qodabaduu u dhigay wuu ogaa irishkii qaxaye
Ingiriiskii qooqnaa waakii qaadan waa helaye
Iyagna way qireen inaan nahay qaam culays badanee
Qiimuhuu lahaa reer tolkay gaaladii qiraye
Qiiq iyo dhibaatiyo markay qaylo daran yeedho
Quwad ciidan iyo wuxuu lahaa geeshash qaaliye
Qubka samayda meeshan dhigno ,lagama qaadayn
Qaaradan madow ma jirin qoom ka tamar wayne
Axmaarada waa kay ku quudiyeen hilibka qaydhiine
✍️Abwaan Farxaan aadan warsame