Wiil Bari on Clubhouse

Updated: Nov 15, 2023
Wiil Bari Clubhouse
19 Followers
18 Following
@wiilbar Username

Bio

🇸🇱💌💌💌🌹🌹wiil Bari 🌹🌹💌💌💌

❤Keliya qalbigeyga iyo aniga ayaa dhisnay qasri uu aasaaskiisu yahay jaceyl.

❤Waxaad tahay dab kaasoo guba dareenka caashaqa nafteyda.

❤Waxaan ku siiyey natiijada jaceylkeyga, mana aqoon faraxada heerkan gaarsan, haseyeeshee qalbigeyga weligiis ma uusan arag xanuunka nuucan ah.

❤Waxaan ku siinaayaa jaceylkeyga, waayo waxaan kuu jeclahay si daacad ah,laakin kuma siin karo nafteyda iyo qalbigeyga sababtoo ah waxaan ka baqaayaa inaad laba qeybood u kala jebiso.

❤Jeceylkaaga waxuu iila mid yahay sawir ay ku yaalaan kumanaan ereyo oo xambaarsan kalsooni iyo farxad aan la soo koobi karin,islamarkaana riyo u ah waxwalbo oo macaanka nolosha leysugu geeyey.

❤Waqtiga wuxuu waxwalbo ka dhigaa kuwa duqnimo iyo daciifnimo ku keena, laakin jaceylka aan kuu qabo adiga daqiiqadkasta maalin walbo wuxuu usii xoogeystaa si wanaagsan.

❤Daqiiqado yar ayaad nolosheyda uga dhigtay mid dareensan sida iney macno xaqiiq ah ku fadhido.

❤Inaan adiga ku jeclaado waa waxa kaliya ee aan sida fudud ku bartay, isku dayga inaan ku ilaabana waa waxa ugu dambeeyo ee ay macquul tahay inaan ku fekero, sababtoo ah waxaan kuu jeclahay si qoto dheer.

❤Sideen ugu fekeraa inaan hurdo macaan helo hal habeen adiga la’aantaa? Nolol nuucee ah ayey noqon kartaa? Waxaan u baahanahay inaan garabkaaga joogo,waayo waxaad tahay dunideyda,nafteyda iyo qalbigeygaba.

❤Hadii qoraxdu ay diido iney soo iftiinto,waan ku sii jeclaan doonaa,hadii buuruhu ku soo jajabaan bada,waxaan weli ahaan doonaa qof dhinacaaga taagan.

❤Jaceylka aad i siisay wuxuu ka dhigay maalmaheyga kuwa ifaya,fekrada inaan ku waayaana waa iney ii dhamaatay oo kale,ii ogolow inaan ku jeclaado ilaa inta wadnayaalkeenu joojiyaan neefsashada.

❤Doonistaada marwalbo waa mid daacad iga ah,sida illinta mucaashaqiinta ee
aan xuduudka laheyn❤❤❤💑💑💑💑💑💑

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
November 15, 2023 19 +4 +26.7%
July 05, 2022 15 +1 +7.2%
May 29, 2022 14 -2 -12.5%
April 21, 2022 16 -1 -5.9%
March 14, 2022 17 +2 +13.4%
December 09, 2021 15 +2 +15.4%

Charts

Member of

More Clubhouse users