Gob…Ahaw… Dadkana Nabad Geli..✌️✌️🫡😎
Waxaan bartay in furaha khasaaradu uu yahay in qofku uu isku dayo inuu raalli geliyo cidkasta.
Nolashu waxa ay i bartay inaanu carrabku lahayn lafo balse u lafaha jajabin karo.
Dadka Saddex baa lala Fadhiista:
1. Oog ka cirow
2. Uur ka cirow
3. Adin ka cirow
Nin ka Ragga 2 jeer ayuu dhasha.
1. Mida koowad waxay siisa nolosheeda oo dhan( Hooyo❤️🙏🏽 ).
2. Tan labaad waxay siisa noloshiisa ( Xaaska 🥰👌🏼 ).
Married ❤️💍👑