- Geeluba ugaasooy hadduu, ayda miranaayo
- Abeerkiisa naaxiyo hadduu, aaranku is waayo
- Isaguba ma kala aamusee, waysu ololaaye
- Haddaan ina adeereey ku idhi, sowma urugootid🇸🇴🇺🇿🇦🇹💙🤍💚
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
August 27, 2023 | 238 | +156 | +190.3% |