:-Talooyin qiimo badan oo Nabi Maxamed inooga tagay
:-(Sadex qof ixtiraam)
1:-Macalinkaaga 
2:-Waalidkaaga 
3:-Dadka waaweyn
:-(Sadex sifo la’imow)
1:-Iimaan
2:-Camal wanaagsan
3:-Daacadnimo
:-(Sadex iska xoree)
1:-Dayn
2:-kibir
3:-Khiyaano
:-(Sadex ka adkow)
1:-Carabkaaga
2:-Xanaaqa 
3:-Naftaada 
:-(Sadex iska ilaali)
1:-Xanta
2:-Danbiga
3:-Masayrka(Quudhiwaanimada)
:-(Sadex raadi)
1:-Cilmiga
2:-Akhlaaqda wanaagsan
3:-Alle ka cabsi
:-(Sadex nadiifi)
1:-Dharkaaga
2:-Jidhkaaga 
3:-Fekerkaaga
:-(Sadex xasuusnow)
1:-dhimashada
2:-Axsaanta(laguu sameeyey)
3:-Waanada
::-(Allow nagu barbaari..𝔄𝔪𝔦𝔦𝔫)
          ;-Qore:-𝔡𝔲𝔠𝔬-𝔮𝔞𝔟𝔢 ✍️
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain | 
|---|---|---|---|
| May 19, 2024 | 135 | +9 | +7.2% |