Mizanka lagudaray on Clubhouse

Updated: Jun 7, 2024
Mizanka lagudaray Clubhouse
6.1k Followers
2.7k Following
@waryaiguwarer Username

Bio

➪꧁بســــــــم ﷲالرحمن الرحيـــــــم꧂ ﷺ
Nolasheydi ❣️R ❣️ ada iga badan
✫ثق بأن آللهـ ألطـف مـن أن يحـزن قلبـڪ ثم ينسـآهـ وأڪـرم مـن أن يعطيـڪ حـزن طـويل لآ يعقبهـ فـرح ، آللهـ أعظـم مـن أن يزرع فيـڪ أمـل ثم يميتهـ آللهـ أڪبر من هـمـڪ♥✫ ◕‎#صبــآح_آلخـــير

‏" و سأظل ممتنة للأبد على لطف
يزرعه الله داخلي وسط كل هذا التشوش".

‏كن ممتنا لكل ما يمر بحياتك، ﻷن كل ما يمر بك، يحمل إشارة من الله إليك.


🔵🔵🔵🔵🔵🔵
🔵🔵🔵*🔵🔵🔵
🔵🔵🔵🔵🔵🔵
⚫️
⚫️
⚫️
⚫️
⚫️
⬛⬛
⬛⬛⬛
⬛⬛⬛⬛
⬛⬛⬛⬛⬛
⬛⬛⬛⬛⬛⬛
🟦🟦🟦🟦🟦 ☆🟦🟦🟦🟦🟦 ⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️MJ🫶🏽 🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩. PUNTLAND 🦁🦁👑👑
🟩🟩🟩🟩🟩
⬜️⬜️⭑⬜️⬜️
🟥🟥🟥🟥🟥
⬛️
⬛️
⬛️habar yonis
⬛️yusra ahmad
⬛️
⬜️
⬜️⬜️
⬜️⬜️⬜️




Gobaadeey gamaan faras
Iyo geela dhadher
Kuma goyn karaan oo
Geedka laanta sare iyo
Gob xariir ah bad tahay

Intaan geeri kuu iman
Geeskayga taagnow
Ana kaama go’o oo
Gacalooy ogow oo
Garabkaaga kama baxo

Ana heedhe garo’oo
Gamuun laysku tuuriyo
Gumac iyo rasaas iyo
Gaashaan la qaatiyo
Geesi kula dhashaan ahay

Gobaadeey dadkoo idil
Kuma gaadhayaanoo
Gaar ahaan hablahan kacay
Wey ku gaasiraan oo
Shakhsi gaar ah bad tahay

Ninka guulle kuu qoro
Eed guri la aadana
Nasiibkaa gargaaroo
Gabadhii qarniga iyo
Gaari dumar ayuu helay

Ana heedhe garo’oo
Gamuun laysku tuuriyo
Gumac iyo rasaas iyo
Gaashaan la qaatiyo
Geesi kula dhashaan ahay










♡ 💗

Member of

More Clubhouse users