WARFAA AHMED on Clubhouse

Updated: Aug 10, 2023
WARFAA AHMED Clubhouse
961 Followers
1k Following
Mar 7, 2021 Registered
@warfa8 Username

Bio

🦁🦁πŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺπŸͺ

Wuxuu Yidhi:::AB QAMAAN BULXAN YUUSUFπŸ†πŸ€΄πŸΌπŸ€΄πŸΌ

Toolmooni hadal waa inuu tol u dhexeeyaaye
Tuushkii xun iyo wiil yar waa la isla tiirshaaye
Waa laysku wada tiirsan yahay sida tis oodeede
Taabbaa la sii furi hadduu kibir ku taabtaaye
Walle ina raggow talo adduun taada uun ma aha

AB Sayid Cabdulle Xasan:πŸ†πŸ€΄πŸΌ

Sagal jiidan caad jilicsaniyo, jarar hillaacaaya
Jidhimada afkaa marahayiyo, jababka ceegaaga
Jaqaqarida geedaha noqdiyo, xamashka oo jiiqle

Sidii jaawo dhane loo shubaan, jeelka ka bi'ine
Waxaan kugu jalbeebinahayaa, jowhartii gabaye
Jawiskayga maqal caawa waan, jalalabaayaayeπŸ’₯πŸ’₯🀌🏼

β€”-β€”β€”β€”-β€”β€”β€”-β€”β€”β€”-
AB Cabdullahi Macallin Axmed, Dhoodaan::πŸ†πŸ€΄πŸΌ

Gurdan raaca googaatamoow gaabsadaan odhane
Β· Gocorkiyo ardaa niijiyoow hooy gabaan idhiye
Β· Halkay gumacyadaydu u socdaan waa gun iyo baare
Β· Af gurrani hadduu goob yidhaa wuu guracayaaye

Β· Haku guban dheh waa guluc shishiyo goobadaan xidhiye
Β· Hana moodin goof laga bixiyo gaaman laasa ah dheh
Β· Galalaati mool howgu dhicin gawyalaan faraye
Β· Gamuunkaan cirka u riday halkuu dhigan gafuurkiisa
Β· Ha arkeen gulaamadii batiyo uur-ma-gaaxsadeπŸΉπŸΉπŸΉπŸΉπŸΉπŸΉπŸΉπŸΉπŸΉπŸΉπŸΉπŸΉπŸΉπŸ‡πŸ₯‡πŸ†πŸ†

Invited by: Sharmarke Ali

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 10, 2023 961 -5 -0.6%
January 05, 2023 966 -3 -0.4%
September 22, 2022 969 -3 -0.4%
August 04, 2022 972 -2 -0.3%
June 29, 2022 974 -14 -1.5%
May 22, 2022 988 -3 -0.4%
April 14, 2022 991 -9 -0.9%
December 16, 2021 1,000 +5 +0.6%
November 08, 2021 995 +19 +2.0%
October 01, 2021 976 +34 +3.7%

Charts

Member of

More Clubhouse users