Q͙O͙S͙O͙L͙ W͙A͙N͙A͙G͙ ✪ on Clubhouse

Updated: Mar 21, 2024
Q͙O͙S͙O͙L͙ W͙A͙N͙A͙G͙ ✪ Clubhouse
3.6k Followers
1.8k Following
Jan 30, 2021 Registered
@wanaag Username

Bio

💍🌍 Noloshu malahayn macaane
❤️💍🌍macnaha adiga uyeelay

Farxadiyo Nashaadkeenu.
Waa Niyad samaanteena❤
My ₣ɄⱠⱠ ₦₳₥Ɇ❤️🌏

❤️Beertii naxariistaan galay💖💙
❤️Inaa ku Barta lay abuuray ❤️
🌿Kiiko 🌿 hoo dee 🌱
❤️🩸my daughter sumaya yare ❤️🩸

■ Inkastoon sabool ahay
■ Haddana waan sariigtaa
■ Sacabada ma hoorsado
■ Saaxiib nimaan nahay
■ Cadowgayga lamasimo
■ Soomaali baan ahay
Dhal Darwiish 💙🐎🤍
◻️◻️🟦🟦🟦🟦
🐎 🟦🟦🟦🟦 Darwiish💙🐎🤍
◻️◻️🟦🟦🟦🟦

CaMuud Layga Beeraay
Jiidhkiyo Cadkaygiyo
Maqalkiyo Codkaygaay
Ciirsiga Laxaadkiyo
Aragaan Ku Ciidmaay
Garashada Cudooniyo
Caqligayga Kaliyaay
Caynaanka Guushiyo
Cisigayga Sharaftaay
Haka Ceebta Diidiyo
Damiirkayga Culaneey
Carfi Lagu Badhaadhiyo
Cawadayda Noloshaay
Dhal mr ❤️🇱🇺🤍💙
🟥🟥🟥🟥🟥
▫️▫️M▫️▫️
🟦🟦🟦🟦🟦

👁 Xumaha Noqo Ruux iLaawa
👁 Cafiska Noqo Ruux Awooda
👁 Qofkaad Uurkaba Ku Hayso
👁 ILaahay Dartii U Saamax
👁 Quluubta Ka Saar Adoonka
👁 Maruun Kugu Dhibay Aduunka
👁 Ifkana Khayr Sii Shaqayso,


🆂𝗵𝗮𝗿𝗺𝗮 🅲𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻𝗶👉🏾 𝗡𝗮𝗮𝗴𝗮𝗵𝗮 𝗹𝗮𝗾𝗮𝗯𝘂 𝗱𝗮𝗯𝗮 𝗼𝗿𝗱𝗮𝗮🏃🏿 𝘂𝗯𝗮𝘅💐𝗶𝘆𝗼 𝗴𝗲𝗲𝗱𝘂🌿𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗯𝗮 𝘄𝗮𝘁𝗮🐀𝘀𝗵𝗲𝗲𝗸𝗼 𝗮𝗮𝗻 𝗷𝗶𝗿𝗶𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗯𝗲𝗲𝗻𝗯𝘂 𝗸𝗮𝗱𝗮𝗯𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮👨🏾‍🏫

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 21, 2024 3,649 +2 +0.1%
March 03, 2024 3,647 +8 +0.3%
January 24, 2024 3,639 +3 +0.1%
January 07, 2024 3,636 -1 -0.1%
December 22, 2023 3,637 +5 +0.2%
December 07, 2023 3,632 +4 +0.2%
November 23, 2023 3,628 +2 +0.1%
November 11, 2023 3,626 +2 +0.1%
November 01, 2023 3,624 +1 +0.1%
October 23, 2023 3,623 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users