🇭🇹
الأمس عبرة، واليوم خبرة، وغدًا تصحيح خطوة
Shalay waa cashar,
maanta waa waayo-aragnimo,
berrina waa in aad talaabadada sixdid
*Hadaad rabto aduun iyo Aakhiro inaa ku Raaxeysto Haka nabad galaan Xoolaha iyo nafta Aduumada ilaahey sido kale una cadaalad fal intii uu Alle ulul Amri kaaga dhigey.❣️
*Doqon nimo waa in aad meyd kil kileeso
Dabaalnimana waa in aad qosol ka sugtaa
*Waxyaabaha Dadka Guurka ka Daahay ay isku Qanciyaan
1:- Nin Fiican ma jiro / Naag Fiican ma jirto
2:- Dadkii fiic fiicnaa waa la Qaatay.
3:- Waqti waan haystaa wali
4:- Qof dookhaygi ah Wali ma arkin
5:- Qof la aamino maleh.
Saddex Arrimood sir hakuu ahaadaan.
1- Dakhliga kusoo gala
2- Talaabadaada xigta
3- noloshaada jacaylkaaga
#Geedka xuriyada waxaa lagu waraabiyaa dhiiga geesiga
Political analyst
Social worker
Qabiir jaceyl❤
South Esat Asia
Africa
https://kahoot.it/answer/result